13/12/2025
OGEYSIIS MUHIIM AH. Waxaan la socodsiineynaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku sugan dunida daafaheeda kala duwan in aan u hayno dhul bannaan oo beec ah, kuna yaal Konfurta Hobyo Xeebta ku dhirirsan ilaa biriga ah waana dhul istiratiiji ah oo loo iibinayo Goof ahaan. Halkaan hoose ka daawada Muqaalka dhulka .wixii faahfaahin ah nagala soo xariira Telefoonadaan hoos ku qoran.. Whatsappka Tel.0618999221/ 0615574930// / SOMTEL. 0625574930