Bandhigga Horumarka X.Horseed

Bandhigga Horumarka X.Horseed Muwaadin ka qaybqaado Bilicdda iyo Horrumarka xafada Horseed.

31/07/2023
30/07/2023
30/07/2023
Inaa lillahi wa inaa ileehi raajicuun rabbi Naxariistii jano haka waraabiyo shiiq xaamud sakaraadki dhaafyaye Su,aalaha ...
02/03/2023

Inaa lillahi wa inaa ileehi raajicuun rabbi Naxariistii jano haka waraabiyo shiiq xaamud sakaraadki dhaafyaye Su,aalaha Alla ha fududeeyo Marti la jecelyahay Alla haka dhigo qabriga waasac Alla ha uga dhigo ehelka iyo Qaraabada samir iyo iimaan saadaq barakale Alla hakasiiyo

10/02/2023
TACSIinaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun Rabbi naxariistii jano haka waraabiyo Gudoomiyihii Xafada Kulmis yaxye xasan...
10/02/2023

TACSI
inaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun Rabbi naxariistii jano haka waraabiyo Gudoomiyihii Xafada Kulmis yaxye xasan sheekh Oo galabta lagu Aasay qabuuraha sheekh Ooyaaye Marxuumka Marti la jecelyahay Alla haka dhigo Sakaraadki dhaafyaye Su'aalaha Alla ha u fududeeyo Qabriga waasac Alla ha uga dhigo
Ehelka Qaraabada Asxbta samir iyo iimaan Alla hakasiiyo.

01/02/2023
01/02/2023

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS oo amarro ka soo saartay isbar-baryaac ka jira Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, waxayna wasaaraddu caddaysay inaan la aqbalayn doorashooyin is-hareer socda.

27/01/2023
26/01/2023

Address

Jowhar

Telephone

+252615982754

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bandhigga Horumarka X.Horseed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share