Guryo-San

Guryo-San Guryo-San waxay kuu sahlaysaa inaad si fudud ku hesho guryaha kirada ah ee magaaladada ku yaalla . s

   iib ah.Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin haynaa Laptop celis oo nadiif ah.Muddo yar la isticmaalayay. .-HP-Ra...
30/09/2025


iib ah.
Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin haynaa Laptop celis oo nadiif ah.
Muddo yar la isticmaalayay.

.
-HP
-Ram 8GB
-processor 2.4GHz

Qiimaha waa = $130

Wixii faahfaahin ah nagalasoo xiriir:-
☎️ 61 0667835

       Macaamiisheena sharafta leh waxaan idiin Haynaa Boos iib ah oo kuyaalla meel Fiican iyo qiima macquula.Magalada: ...
19/03/2025


Macaamiisheena sharafta leh waxaan idiin Haynaa Boos iib ah oo kuyaalla meel Fiican iyo qiima macquula.
Magalada:
Xaafadda:
Aagga: .
Wadada labasuul Hal Boos Ayaa ka xiga.
Qiimaha waa : $11Kun iyo Heshiis.
Wixii Faahfaahin ah nagalasoo xiriir .
☎️ 0610667835

  Macmiil waxaan ku Haynaa Carwo dhar oo Celis ah oo Ku taalla meel istiraatiiji ah , suuq fiican leh Shacabkeeduna bada...
08/12/2024


Macmiil waxaan ku Haynaa Carwo dhar oo Celis ah oo Ku taalla meel istiraatiiji ah , suuq fiican leh Shacabkeeduna badanyahay..
: Aargo( Golol) Kasoo horjeedka Hotelka Maama-Saynab.
: $1800 iyo Wadahadal.

kala xiriir ☎ 0610667835.
Ama whatsappka hoose.

08/12/2024
20/11/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Hassan Adam Nor Canfaar, Mooge Mohamud, Cumar Ibraahim

  Macmiil waxaan ku Haynaa Carwo dhar oo Celis ah oo Ku taalla meel istiraatiiji ah , suuq fiican leh Shacabkeeduna bada...
13/11/2024


Macmiil waxaan ku Haynaa Carwo dhar oo Celis ah oo Ku taalla meel istiraatiiji ah , suuq fiican leh Shacabkeeduna badanyahay..
: Aargo( Golol) Kasoo horjeedka Hotelka Maama-Saynab.
: Heshiis iyo Wadahadal.

kala xiriir ☎ 0610667835.
Ama whatsappka hoose.

  Iib ah ...       Macmiil Waxaan kuu Haynaa Carwo iib ah oo ku taalla  , Kasoo horjeedka Makhaayadda Maama Saynab oo ah...
17/10/2024

Iib ah ...

Macmiil Waxaan kuu Haynaa Carwo iib ah oo ku taalla , Kasoo horjeedka Makhaayadda Maama Saynab oo ah meel shacab badan lehna suuq fiican..

Qiimuhu waa mid ku raali galin doona aadna ku qanci doontid ..

Wixii faahfaahin ah nagalasoo xiriir...
☎ 0610667835

ama ka : 0610667835.

13/09/2024
🌎️ KISMAYO_SOMALIA 🟥QALAB--XAFISED--IIB AH OO DHAMESTIRAN ⏰  =========================𝟏 Miis xafised 5 Armaajo xafised3 ...
29/07/2024

🌎️ KISMAYO_SOMALIA

🟥QALAB--XAFISED--IIB AH OO DHAMESTIRAN ⏰
=========================
𝟏 Miis xafised
5 Armaajo xafised
3 kuraas sed ah 3xabo
2 labo Kursi weyn
1 Marawaxad ah

TOTAL $390

🔹️Wixi fahfahin ah nagala so xarir
☎️0610667835

Wa jaanis ka fa'ideyso alaabtas macmiil

🏠     🏠          ♦️5Qol 🛏  ♦️3🚽Suli         ♦️𝟏Jiko       ♦️Biyo iyo koronto leh       ➡️KISMAYO :𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚      ➡️XAFADA ...
06/02/2024

🏠 🏠

♦️5Qol 🛏 ♦️3🚽Suli
♦️𝟏Jiko ♦️Biyo iyo koronto leh

➡️KISMAYO :𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚
➡️XAFADA :Farjanno
➡️U DHAW : Maxfalka
➡️KIRADA :$𝟐00

---------------------------------------



NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

TELKA ☎️0610667835

Ama Whatsapp
👇👇👇👇👇👇

.... Kuso dhawoow gacmo Furan....

  Kiro ah.       Macaamiisheena Sharafta leh waxaan Idiin Haynaa Bakhaar kiro ah oo kuyaalla Waddada u dhaxaysa   iyo   ...
21/12/2023

Kiro ah.
Macaamiisheena Sharafta leh waxaan Idiin Haynaa Bakhaar kiro ah oo kuyaalla Waddada u dhaxaysa iyo .
Qiimaha: $300

Wixii faahfaahin ah kala xiriir
☎ 0610667835
ama Riix link ga hoose whatsapp ka .

Address

Siinay
Kismayo
N/A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guryo-San posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guryo-San:

Share