Samafale Abdukaadir Liish

Samafale Abdukaadir Liish waxaa garab siindona dadka masaakinta ah
We always stand by the poor people in the country.

30/11/2024
20-9-2024 ayaa magaalada kismaayo wiil iigu dhashtaywilkaas ayaa loobixiyay  Maxamed Cabdiqaadir Liish
22/09/2024

20-9-2024 ayaa magaalada kismaayo wiil iigu dhashtay
wilkaas ayaa loobixiyay Maxamed Cabdiqaadir Liish

howsha halkaan ayaa maraysaa
01/09/2024

howsha halkaan ayaa maraysaa

07/04/2024

Dadka aan maanta idulmiyay maalinta aaqiro ayaa ku kala baxaynaa.

Shirkii sanadlaha ahaa ee dhalinyarada beelaha jareer weyne ee Jubaland ayaa maanta ku qabsoomay magaalada kismaayo shir...
29/12/2023

Shirkii sanadlaha ahaa ee dhalinyarada beelaha jareer weyne ee Jubaland ayaa maanta ku qabsoomay magaalada kismaayo shirkaan oo soo agaasimay Gadoomiyaha Samafale Abdukaadir Liish shirkaan ayaa looga hadlay Waxbarashada
Caafimadka
Shaqo abuur sidii looga sameen lahaa dhalinyara Fatahaada ay saamaysay.
iyo arimo kale oo kusabsan horta deeganka.

Waxaa maanta deeq aan gaarsiyay dadkii ay fatahaada saamaysay iyo roobka El-niino deeqdaas ayaa mid ay isugu jirtay dhar...
07/12/2023

Waxaa maanta deeq aan gaarsiyay dadkii ay fatahaada saamaysay iyo roobka El-niino deeqdaas ayaa mid ay isugu jirtay dhar iyo lacag.
fadlan aan uwada gurmano dadkaan.

Deeqda an maanta gaarsiyay
03/12/2023

Deeqda an maanta gaarsiyay

09/11/2023

Dadkaan barakacyaasha ee kunool gudaha magaalada kismayo ayaa ka cabanaayan saameenta ay ku yeelatay roobkii xalay ku da'aday magaalada dadkaani ayaa ka codsadeen bulshada Somaliyeed in ay usoo gurmadaan.
Please help the people.

https://youtu.be/jUCkck__WP4?feature=shared

Address

Kismayo

Telephone

+252618213018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samafale Abdukaadir Liish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Samafale Abdukaadir Liish:

Share

Category