101 Property Management

101 Property Management 101 Xafiiska Mamulka & Maareynta Hantida.


101 Property Management encompasses all the duties &

16/09/2024

BOOSAS IIB AH | LAASCAANOOD

☑️ LAASCAANOOD
📍 XAAFADDA: SAYIDKA
📐 CABBIRKA: 37.5Mx45M

Boosasku waa 5 baloodh iyo badh oo banaan,waxaana soo galla 3 WADDO.
Waxa uu xaga bari ka xigaa, oo u dhawyahey ISKUULKA BOODHANKA.
Waana Sakadda labbaad ee LAAMIGA xabaalaha SAYIDKA.

Qiimaha: Calaa baloodh/$12,500.

Faahfaahin kala xidhiidh:
063-7075967
090-5260583

101 Xafiiska Mamulka & Maareynta Hantida.


101 Property Management encompasses all the duties &

101 Property Management
16/04/2024

101 Property Management

11/03/2024
Welcom to 101 property management Las-anod office Xafiiska maamulka iyo maaraynta hantide ee 101 wuxuu kuuhaya gaadhi ii...
27/10/2023

Welcom to 101 property management Las-anod office

Xafiiska maamulka iyo maaraynta hantide ee 101 wuxuu kuuhaya gaadhi iib ah.

Nooca. NOHA
Model. 2001
Color. Silver
Qiimaha. $6,800

Dalka waxay taalay 6 bilood kaliya ka faaiidaysi wacan

Kala soo xidhiidh nambarada kala ah

Telesom. 063-7075967/ 063-4499673
Golis. 090-5260583
Somtel. 065-7248771

101 Property Management Office Guri IIB AH.Cabirka Dhulka:- 7.5M X 15MLeh: laba waddo oo midi laamiga oneka ah tahay Ka ...
24/12/2022

101 Property Management Office
Guri IIB AH.
Cabirka Dhulka:- 7.5M X 15M
Leh: laba waddo oo midi laamiga oneka ah tahay
Ka kooban: qol wayn oo meherad ah 2qol iyo suli jiko
Location: Lasacaanood laamiga masjid Al-Huda
Aaga: masjid huda laamiga hor mara
Qiimaha: $90,000 oo is qaba iyo heshiis
ABAAL MARINTA: Qofka nagusooxira iibsadaha waxaanu siin doona lacag dhan $250.
Wixi faahfaahin intaa dheer kala xirir.
WhatsApp: +252-63-7075967
Telesom: 063-7075967
Golis: 090-5260583
Somtel: 065-7248771

101 Property Management Office Guri IIB AH.Cabirka Dhulka:- 19M X 15MLeh: sadex waddoleh daarad:  gaadhi gali kartoleh 5...
05/12/2022

101 Property Management Office
Guri IIB AH.
Cabirka Dhulka:- 19M X 15M
Leh: sadex waddo
leh daarad: gaadhi gali karto
leh 5 qol suuli jiko iyo daarad
Leh: laba barande, barkad biyo galinti iyo taangi sare.
Location: Lasacaanood
Aaga: kaalinta dalmar sakada sadexaad
Qiimaha: $65,000 oo is qaba
ABAAL MARINTA: Qofka nagusooxira iibsadaha waxaanu siin doona lacag dhan $250.
Wixi faahfaahin intaa dheer kala xirir.
WhatsApp: +252-63-7075967
Telesom: 063-7075967
Golis: 090-5260583
Somtel: 065-7248771

101 Office Lasacanood Guri kiro ah.  Nus baloodhKuyaal: Lasacanood Xafada: Horseed Aaga Masjid Xaaji yaasiinKakooban mid...
26/11/2022

101 Office Lasacanood
Guri kiro ah. Nus baloodh
Kuyaal: Lasacanood
Xafada: Horseed Aaga Masjid Xaaji yaasiin
Kakooban midkiiba:
4qol
2 suuli
1 Jiko
Daarad gaadhi galikaro
qiimaha: 160$
Wixi faahfaahin intaa dheer kala xirir.
WhatsApp: +252-63-7075967
Telesom: 063-7075967
Golis: 090-5260583
Somtel: 065-7248771

101 Office Lasacanood Guriyo kiro ah. Nus baloodhKuyaal: Lasacanood Xafada: dhabarka dambe antenada golista  aaga aji qo...
26/11/2022

101 Office Lasacanood
Guriyo kiro ah. Nus baloodh
Kuyaal: Lasacanood
Xafada: dhabarka dambe antenada golista aaga aji qoransay
Kakooban midkiiba:
3 qol
2 suuli
1 Jiko
Leh taangi sare
qiimaha: 150$
Wixi faahfaahin intaa dheer kala xirir.
WhatsApp: +252-63-7075967
Telesom: 063-7075967
Golis: 090-5260583
Somtel: 065-7248771

101 Property Management Office Guri IIB AH.Cabirka Dhulka:- 15M X 7.5MLeh: sadex waddoleh daarad:  gaadhi gali kartoleh ...
30/07/2022

101 Property Management Office
Guri IIB AH.
Cabirka Dhulka:- 15M X 7.5M
Leh: sadex waddo
leh daarad: gaadhi gali karto
leh 3 qol suuli jiko iyo daarad
Leh: barande, laba barkadod biyo galinti intaba iyo taangi sare.
Location: Lasacaanood
Aaga: wadada laamiga bisha cas loo maro
Qiimaha: $55,000 oo is qaba
ABAAL MARINTA: Qofka nagusooxira iibsadaha waxaanu siin doona lacag dhan $250.
Wixi faahfaahin intaa dheer kala xirir.
WhatsApp: +252-63-7075967
Telesom: 063-7075967
Golis: 090-5260583
Somtel: 065-7248771

Welcom to 101 property management Las-anod office Xafiiska maamulka iyo maaraynta hantide ee 101 wuxuu kuuhaya gaadhi ii...
24/04/2022

Welcom to 101 property management Las-anod office

Xafiiska maamulka iyo maaraynta hantide ee 101 wuxuu kuuhaya gaadhi iib ah.

Nooca. Versatile
Model. 2003
Color. Silver
Qiimaha. $3,900

Kala soo xidhiidh nambarada kala ah

Telesom. 063-7075967
Golis. 090-5260583
Somtel. 065-7248771

Address

Kasoo Horjeedka Amal Bank
Laascaanood

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:45
Tuesday 08:00 - 17:45
Wednesday 08:00 - 17:45
Thursday 08:00 - 17:45
Saturday 08:00 - 17:45
Sunday 08:00 - 17:45

Telephone

+252637075967

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 101 Property Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 101 Property Management:

Share