25/11/2024
Ebyan Property and Auto Services waa hormuudka iibinta iyo kala iibinta dhulalka, guryaha, gaadiidka iyo kirayntooda, xaruntiisuna tahay Laascaanood, SSC-Khaatumo, Somaaliya. Taasoo ay ka go’antahay shaqo wanaag, hufnaan iyo daryeelidda macaamiisha. Waxaanu bixinnaa adeegyo ballaadhan oo hoos yimaadda dhulalka, guryaha iyo gaadiidka. Shaqaale u carbisan u addeegidda macaamiisha ayaa hubinaya mucaamalo kasta kuwaasoo si gaar ah u garbistaagaya loo adeegaha.
---------------
Kala soo xidhiidh
+252 63 4963107