Shirkadda IIB

Shirkadda IIB IIB FUDUDEEYAHA IIBKA

09/02/2026

Xarun ganacsi kiro ah
Ka kooba. 2 dabaq
Area: Hayat Mall Boondhere
Cabirka:12×15
Ila so xiriir 61 5050064 ama 61 8795702

09/02/2026

3 qol 2 suul iyo jiko hadda rabtid ila so xiriir

08/02/2026

maxaad u bahantahay in aad Hodan noqoto ka qof Soomaaliya ahaan.
3 arrin ayaad u bahantahay kan ugu dambeyn ayaa ugu muhiimsan.
1-Amni
2-Hoy fiican ama guri fiican
3- Video dhexdiisa ayaan kugu sheegay ee daawo wll mcn

08/02/2026

Qol musqul iyo jiko
Kiro ah

08/02/2026

hadda naftda u rabtid guri goglan ama qof qoyskaaga ka tirsan aad u rabtid waxaan j
ku heli karnaa guryo goglan oo kala duwan .
fadlan dareen xoriyad oo naga so wac 61 5050064 ama 61 8795702 xili walbo oo malinta ah.

07/02/2026

Meshan Garowe miyaa mise xamar

07/02/2026

Apartment ka kooban 3 qol 2 suuli iyo Jiko ku leh wiish kirada $330 deposit $150.
Nagala so xiriir 61 5050064 ama 61 8795702

28/01/2026

Guri VIP ka kooban 3 qol 2 suuli iyo Jiko .
Ku yaalo Suuq-Bacad
Qiimaha $320
Wac: 61 5050064 ama 61 8795702

28/01/2026

Guri kiro apartment
Ka kooban
3 qol
2 suuli
Jiko .
Qiimaha: $375
Deposit: $200

Hadda rabto naga so wac 61 5050064

27/01/2026

Waa saxibkiina qorsheysta oo idin haayo apartment VIP 3 qol 2 suuli jiko iyo Parking wiish ku leh.
Hadda daneynayso igala so xiriir 61 5050064 ama 61 8795702

24/01/2026

Xamar waa xasillonatay markaan xeebti liido ku so xarakow

23/01/2026

Guri VIP apartment ka kooban 3 qol 2 suuli jiko guri wiish ku leh parking gaari ku leh kugu yaalo Jubba
Nagala so xiriir 61 5050064 ama 61 8795702

Address

Mogadish

Telephone

+252771644546

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkadda IIB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category