Dhex dhexaadiye

Dhex dhexaadiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhex dhexaadiye, Real Estate, 30 Street howl wadaag distict, Mogadishu.

Permanently closed.

Xaruntu wexey ku dadaashaa kala iibinta dhulalka banaan ama dhisan ee magaalada muqdisho
wexey ku dadaashaa isu keenista dhule iyo dhuldoonaha
iyadoon lakala qarineyn labada dhinac si uu u dhoco beec xalaal ah oo lagu kala faa'iido insha allah

27/09/2023

Magaalada gaalkacyo waxaa ku taal wado lagu magacaabo dhoof iyo dhimasho maxaa loola jeedaa? dadka aan aqoon h**e u laheyn ayey su'aashaasi hortaal?

Madooneysaa dhul ku yaala gudaha ama daafaha magaalada muqdisho Hadii ay jawaabtaadu tahay haaHalkaan noogu dhaaf aqbaar...
21/10/2021

Madooneysaa dhul ku yaala gudaha ama daafaha magaalada muqdisho
Hadii ay jawaabtaadu tahay haa
Halkaan noogu dhaaf aqbaarta ku saabsan dhinaca aad jeceshahay inaad ka iibsatid dhulka

Si'aan kuulanwadaagno qiimaha uu joogo sharcigiisa haduu gurigaasi ama dhulkaasi yahay mid ay iibsanayaan dadkii saxda ahaa ee iska lahaa iyo habka ugu fudud uguna macquulsan ee aad ula wareegi kartid iyadoo uusan waqti kaa lumin

Dhex dhexaadiye waa company idiin fududeynaya iibinta dhul aad mustaqbalka ku noolaatid ama uga faa'iideysatid hab ganacsi

Xaruntu wexey ku dadaashaa kala iibinta dhulalka banaan ama dhisan ee magaalada muqdisho
wexey ku dadaashaa isu keenista dhule iyo dhuldoonaha
iyadoon lakala qarineyn labada dhinac si uu u dhoco beec xalaal ah oo lagu kala faa'iido insha allah

Address

30 Street Howl Wadaag Distict
Mogadishu

Telephone

+252615972999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhex dhexaadiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhex dhexaadiye:

Share

Category