31/05/2022
Shirkadda Mustaqbal Real Estate waxay macaamiisha sharafta leh u soo bandhigeysaa guri beec ah oo ku yaallo Muqdisho.
๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ ๐๐ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐น๐ผ: Deegaanka garisbaaley. Xaafadda Galmudug ee duleedka Muqdisho.
๐๐ฎ ๐ธ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ป: 5 qol (4 qol jiif ah iyo 1 qof oo fadhi ah), 2 suuli (Mid gudaha iyo mid banaanka), Jiko iyo barxad weyn oo ku wanaagsan in la dhigto gawaarida.
๐ค๐ถ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ด๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ: 120kun oo dollar.
๐๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ: +25261333210.