NasiibSom Real Estate " Selling & Renting"

NasiibSom Real Estate " Selling & Renting" Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NasiibSom Real Estate " Selling & Renting", Real Estate, Mogadishu.

Shirkadda dhulka iyo guryaha ee NasiibSom Waxaad ka heli kartaa adeeg dhamaystiran oola Xiriira suuq gaynta Dhulalka, kireynta iyo Maaraynta hantida ma guurtada ah.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYOShirkada Nasiibsom Real Estate Waxay ugu Hambalyaynaysaa Dhalashada bisha Soon fureed Ee ciidu...
12/05/2021

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Shirkada Nasiibsom Real Estate
Waxay ugu Hambalyaynaysaa
Dhalashada bisha Soon fureed
Ee ciidul fidriga
Dhamaan umadda muslimiinta ah
Gaar ahaan Ummadda somaliyeed.

CIID MUBAARAK
كل عام وانتم بخير
Fadlan booqo websetka shirkada
http://nasiibsom.com

Afur wanaagsan.. Fadlan Macmiil Haddi Aad Dhul iyo Guri iibinaysid Ama iibsaneesid Ama Aad Haysid Guri Kiro ahNagala Soo...
02/05/2021

Afur wanaagsan..

Fadlan Macmiil Haddi Aad Dhul iyo Guri iibinaysid Ama iibsaneesid Ama Aad Haysid Guri Kiro ah
Nagala Soo Xidhiidh Talafoonka Numberkiisu yahay
0618558182
Ama what'sapp Num 618558182
Ama booqo websitekeena
Nasiibsom.com

  Waa Nus Boos iib ah fursadna ay ku jirto  jidka 30"soddonkana" sugunto ka ah kuna yaala dagmada kaxda xaafada afartank...
28/04/2021



Waa Nus Boos iib ah fursadna ay ku jirto jidka 30"soddonkana" sugunto ka ah kuna yaala dagmada kaxda xaafada afartanka
Waa dhul leh documents saxan iyo sabarloog+Receipt
Cabirka Nus boosku waa 10x20 sugunto waqooyi ujeed ah

qiimihiisu waa 25,000$.

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir
tell: 618558182
Whatsapp:618558182
E-mail: [email protected]
Ama ku dhufo linkigaan http://nasiibsom.com/properties/nus-boos-iib-ah-oo-fursad-ah-kuna-yaala-dagmada-kaxda-xaafada-afartanka/

ama booqo websitekeena
http://nasiibsom.co

Waxaa iib ah Boos Banaan oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan Waa dhul leh documents s...
28/04/2021

Waxaa iib ah Boos Banaan oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan
Waa dhul leh documents saxan iyo sabarloog+Receipt
Cabirka boosku waa 20x20 birimo waqooyi iyo galbeed ujeed ah jidka wayn ee mara degmada kaxda wuxuu ka yahay booska shanaad
qiimihiisu waa 48,000$.

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir
tell: 618558182
Whatsapp:618558182
e-mail: [email protected]
ama booqo websitekeena Nasiibsom.com
http://nasiibsom.com

Waxaa iib ah Boos Banaan oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan Waa dhul leh documents s...
28/04/2021

Waxaa iib ah Boos Banaan oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan Waa dhul leh documents saxan iyo sabarloog+Receipt.

Cabirka boosku 20x20 waqooyi ujeed ah jidka 30 kana ujira hal baloodh kasoo horjeedka hospital makka qiimaha boosku waa 50000$

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir
tell: 618558182
Whatsapp:618558182
e-mail: [email protected]
ama booqo websitekeena Nasiibsom.com
http://nasiibsom.com

Waa Nus boos iib ah uuna ka dhisanyahay guri bacweyne ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda abaadir xaafada barkulanWaa dhu...
27/04/2021

Waa Nus boos iib ah uuna ka dhisanyahay guri bacweyne ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda abaadir xaafada barkulan
Waa dhul leh documents saxan iyo sabarloog+Receipt.
Cabirka Nus boosku Waa 10x20 koonfur ujeed ah qiimuhu waa 17000$

WIxii faah faahin intaas dheer kala xiriir
tell: 618558182
Whatsapp:618558182
e-mail: [email protected]
ama booqo websitekeena Nasiibsom.com
http://nasiibsom.com

Waa Nus boos iib ah  uuna ka dhisanyahay guri bacweyne ah   kuna yaala dagmada kaxda waaxda abaadir xaafada barkulanWaa ...
27/04/2021

Waa Nus boos iib ah uuna ka dhisanyahay guri bacweyne ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda abaadir xaafada barkulan

Waa dhul leh documents saxan iyo sabarloog+Receipt.
Cabirka Nus boosku Waa 10x20 koonfur ujeed ah qiimuhu waa 19,500$

WIxii faah faahin intaas dheer kala xiriir
tell: 618558182
Whatsapp:618558182
e-mail: [email protected]
ama booqo websitekeena
Nasiibsom.com
http://nasiibsom.com

Waxaa iib ah 2 boos oo Banaan lana kala Gadaayo oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan.W...
27/04/2021

Waxaa iib ah 2 boos oo Banaan lana kala Gadaayo oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan.
Waa dhul leh documents saxan iyo sabarloog+Receipt.
Cabirka booskiiba waa 20x20 koonfur ujeed ah
Qiimaha booskiiba waa 34000$
Isku darkooduna waa 68000

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir
tell: 618558182
Whatsapp:618558182
E-mail: [email protected]

ama booqo websitekeena
http://nasiibsom.com

Waxaa iib ah  Boos Banaan oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan.Waa dhul leh documents ...
27/04/2021

Waxaa iib ah Boos Banaan oo deegaan ah kuna yaala dagmada kaxda waaxda Abaadir xaafada Barkulan.

Waa dhul leh documents saxan iyo sabarloog+Receipt.
Cabirka boosku 20x20 koonfur ujeed ah
Qiimaha boosku waa 35000$

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir
tell: 618558182
Whatsapp:618558182
e-mail: [email protected]

ama booqo websitekeena Nasiibsom.com
http://nasiibsom.com/

Wargalin qofkii heysta guri rabana in loo kireeyo hala soo xiriiro lambarkaan ±252611534199 Si loogu kireeyo waqti gaaba...
27/04/2021

Wargalin
qofkii heysta guri rabana in loo kireeyo hala soo xiriiro lambarkaan ±252611534199
Si loogu kireeyo waqti gaaban gudihii

Faah-faahin +252611534199

                                                     : NS 04210001               Xaafadda   degmada   Waa dhul Leh   sax...
25/04/2021

: NS 04210001

Xaafadda degmada Waa dhul Leh saxan. Booskii waa 20x20. 2-da Boos waa 💵 $18000 israac ah.

Faahfaahin dheeri ah, kala soo xariir xafiiska shirkada ama wac:
: +252618558182
Tell-☎️: +252618558182

E-mail: [email protected]; 🌏 www.nasiibsom.com

Dhul Yeelo Adigoo Gurigaaga Jooga.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NasiibSom Real Estate " Selling & Renting" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to NasiibSom Real Estate " Selling & Renting":

Share

Category