Xasuusinta Aakhiro

Xasuusinta Aakhiro alla kacabsi hor mar lagu gaaraa

22/03/2023

M.a 2 mclin

03/03/2023

M.a

17/01/2023
20/12/2022

Ii gu soo duceya

04/11/2022

Scw scw scw scw

Alle ha u naxriisto Gen. Farxaan Maxamuud Aadan ( Qaroole), waxa uu ahaa Sarkaal da'yar oo howl nafhurnimo ah u hayay Qa...
30/09/2022

Alle ha u naxriisto Gen. Farxaan Maxamuud Aadan ( Qaroole), waxa uu ahaa Sarkaal da'yar oo howl nafhurnimo ah u hayay Qaranka Soomaaliyeed, waxa uuna hadda ahaa Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir.

Waxa uu sidoo kale horay usoo noqday Taliyaha gaarka ah ee Ciidanka Haramcad oo ka tirsan Booliiska Soomaaliya, si gaar ahna ugu tababaran la dagaallanka AS.

Farxaan waxa uu muddadii uu Qaranka u adeegayay qabtay howl baaxad weyn oo lagu baacsanayay argagixisadda AS, isaga oo dhowr jeer ka qaybqaatay xorreeynta iyo difaaca goobo AS ay weerareen.

Maanta ayey xage Alle ka qorneed in uu Gen. Farxaan Qaroole uu ku shahiiddo gobolka Shabeellaha Dhexe, oo Qarax miino ah oo ay AS dhulka ku aaseen ay la kacday isaga iyo qaar ka mid ah istaafkiisa.

M.a hambalyo hambalyo hambalyo waxaa halkaan hambalyo uga dirayaa dhamaan muslimiinta waxaa dhalatay bishii suubanaheenu...
27/09/2022

M.a hambalyo hambalyo hambalyo waxaa halkaan hambalyo uga dirayaa dhamaan muslimiinta waxaa dhalatay bishii suubanaheenu oo dhashay waxaa dhalatay bishii lakeenay dunida axadkii ugu qeerka badnaay oo ah nibigeyna scw run ahaantii waa iiga Duwan tahay bishaan biliha kale waxaa ilaaheey ka baryaa inoo nabad noogu dhameeyo ilaaheyna noo kaso inaan bishaan dhaxdeeda aan ku arakno nabigeyna scw waxaana niigu dardaarmaa inaan badino nabiga scw saligiisa

فحبه تعظيمه واجب فطوبي وطوبي لمن وقرا

Address

Kaaraan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 23:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 08:00 - 23:00
Friday 08:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasuusinta Aakhiro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category