Abqari Store

Abqari Store Online business and deliver Center

📣 ORDER NOW: Buugga “Nolosha Nafaqeysan” 📘✨Ugu dambayn wuu soo baxay buuggii in  badan la sugaayey!"Waxa idin ogeesinaya...
27/07/2025

📣 ORDER NOW: Buugga “Nolosha Nafaqeysan” 📘✨

Ugu dambayn wuu soo baxay buuggii in badan la sugaayey!

"Waxa idin ogeesinaya inuu si rasmi ah u furmay sii dalbashada buuga Nolosha Nafaqeesan .

"Nolosha Nafaqeysan" waa buug si qoto dheer u taabanaya caafimaadka, cuntada, iyo nolosha isku dheellitiran. Waxa uu ka kooban yahay 10 cutub oo muhiim ah oo kaa caawinaya:

✅ Fahamka cuntooyinka caafimaadka leh
✅ Hababka laga bilaabo isbeddel waara
✅ Sida naftaada u daryeesho si jidheed iyo maskaxeed
✅ Qorshe cunto iyo talooyin nafsi ah

Buuggani ma ahan oo keliya mid la akhriyo – waa mid la dareemo, la dhaqangeliyo, lana jeclaado.
Waxad nagala so xirirta :
WhatsApp number 0618939893

Noloshaada caafimaadka leh ha bilaabato maanta!

EID MUBARAK MUSLIMIINTA MEEL WALBA AY JOOGAAN SANADKAAN SANADKIISA RABI SAME HA INAGU GAARSIYO
06/06/2025

EID MUBARAK MUSLIMIINTA MEEL WALBA AY JOOGAAN SANADKAAN SANADKIISA RABI SAME HA INAGU GAARSIYO

ABQARI STORE Waxa Uu Macamiisha Sharafta Leh U Keenay Saliid Xal Balaaran U ah Tima Go,go,a Iyo Tima Daadashada Salxaha ...
28/05/2025

ABQARI STORE Waxa Uu Macamiisha Sharafta Leh U Keenay Saliid Xal Balaaran U ah Tima Go,go,a Iyo Tima Daadashada Salxaha Iyo Bidaarta. waxa ayna kuu soo celin doontaa midabka timaha (Natural hair colar). waxaad Ku iibsan kartaa qiima jaban, Saliidaan waxaa laguugu keeni doonaa magaalada aad joogto waxaana ka soo dalban kartaa.

Mobile number 0615841791
Ama whatsApp 618939893

28/05/2025

Asxaabta ABQARI Store Waxa Idiin Keenay Saliidii Laga Daba Dhacay EE salxaha Iyo Bidaarta Iyo Tima Daadashada tiro Yar Ayaa Laga Keenay EE Fadlan Dalbo Inta Aan Lagaa dhameyn ama Nagala Soo Xiriir WhatsApp 0615841791

Aqriso Oo Ka Faaideyso Buugaagta Iyo Dhimista
02/03/2025

Aqriso Oo Ka Faaideyso Buugaagta Iyo Dhimista

Ku soo dhawoow ABQARI STORE!Waxaan ku faraxsanahay inaan kuu fududeyno helitaanka buugaagta aad jeceshahay. Waxaan ka sh...
18/02/2025

Ku soo dhawoow ABQARI STORE!
Waxaan ku faraxsanahay inaan kuu fududeyno helitaanka buugaagta aad jeceshahay. Waxaan ka shaqeynaa sidii aan u dabooli lahayn baahiyahaaga waxbarasho, madadaalo, iyo aqoon kororsi, annagoo kuu keenayna buugaag tayo sare leh oo kala duwan.

Maxaan kuu haynaa?
✅ Buugaag cusub oo tayo sare leh.
✅ Adeeg degdeg ah oo laguugu keeno meeshii aad joogto.
✅ Qiimo dhimisyo gaar ah oo joogto ah macaamiisheena daacadda ah.
✅ Dalabyo khaas ah oo loogu talagalay ardayda iyo macalimiinta.

Ma dooneysaa inaad wax barato ama madadaasho?
Waxaan halkan u joognaa si aan kuu siino waxa ugu fiican. Soo booqo ABQARI STORE maanta, oo hel adeeg ka duwan!

Nala soo xiriir:
📞 +252618939893
📍 Mogadishu_Somalia

ABQARI STORE – Waa wehelkaada Waxbarashada!

09/10/2023

Waddada Dhabta Ah Ee Guusha


Abqari platform

Macaamiil waxa aan idiin keenay shaashad weyneeye ama Afqalaad waxa Lagu yiraahdo Screan Magnifier kasoo Dalbo Abqari St...
13/06/2023

Macaamiil waxa aan idiin keenay shaashad weyneeye ama Afqalaad waxa Lagu yiraahdo Screan Magnifier kasoo Dalbo Abqari Store

Macaamiil wax aan idiinnkeenay agabkii U wanaagsanaay dadka waayeelka ah iyo dadka aan socodka badnaynAdoon jimicsi ama ...
13/06/2023

Macaamiil wax aan idiinnkeenay agabkii U wanaagsanaay dadka waayeelka ah iyo dadka aan socodka badnayn
Adoon jimicsi ama Jim aadin aayar gurigaaga ama goobtaad Ganacsi ku isticmaa
Abqari Store

Dalab Cusub waxa Aan idiin Keenay Dhammaan Ardayda Dhawaan difaaca Rabta Buugga Waxa aan Idiin keenay Suit laga Daba dha...
05/06/2023

Dalab Cusub waxa Aan idiin Keenay Dhammaan Ardayda Dhawaan difaaca Rabta Buugga Waxa aan Idiin keenay Suit laga Daba dhacay Fadlan Horay Uga Soo Dalbo Abqari Store Nagala soo Xiriir 061 893 9893
[email protected]
New Collections Arrival

Cadayga Carruurta Kids toothbrush Ka Dalbo Oo hel Abqari Store
14/05/2023

Cadayga Carruurta
Kids toothbrush
Ka Dalbo Oo hel Abqari Store

14/05/2023

Kids toothbrush
Cadayga Carruurta
Abqari Store
Dalbo Oo Hel

Address

Banadir
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abqari Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category