Qurxis Real Estate Agents

Qurxis Real Estate Agents Adeg yada aan bixino waxaa kamida
1= Kireeynta Guryaha & Iibintoda
2= iibinta Gawarida celis & cus

Rajadaada oo  adag waxay ka dhigi kartaa riyooyin kaaga kuwo rumooba.”
13/05/2026

Rajadaada oo adag waxay ka dhigi kartaa riyooyin kaaga kuwo rumooba.”

Noloshu ma aha tartan lagu kala hormarayo ee waa safar qof walba uu si u gaar ah u maro. Ha isku cadaadin inaad dadka ka...
13/05/2026

Noloshu ma aha tartan lagu kala hormarayo ee waa safar qof walba uu si u gaar ah u maro. Ha isku cadaadin inaad dadka kale la jaanqaaddo; ku soco waqtigaaga, ku noolow xasilloonidaada, guushuna way kuu imaan doontaa.”

Waxay sidoo kale kuu sheegaysaa:
✅️ Ha is barbar dhigin dadka kale.
✅️ Qof walba waqtigiisa ayuu leeyahay.
✅️ Guul daahda mararka qaar way ka qiimo badan tahay mid degdeg lagu gaaro.
✅️ Degdeg badan wuxuu keenaa daal iyo walbahaar.
((Oraah gaaban oo qurux badan:))

“Ubax kastaa waqti ayuu ku baxaa.” 🌸

Asc macaamiisheena sharafta badan meel kasta aad dunida aad ka joogtaan soo dhawaada waa oraah ama xigmad yar ee aan ku ...
13/05/2026

Asc macaamiisheena sharafta badan meel kasta aad dunida aad ka joogtaan soo dhawaada waa oraah ama xigmad yar ee aan ku dhiiri gali neeyno nafteena iyo Tiina oo ku saabsan in la shaqeysto

10/05/2026

■ waxan idiin hayna bos iib ah

■ ku yalaa muqdisho

■ ahaan dagmada garasbalay

■ macalimiinta

■ waa 15x20

■ waa siyaad bare

■ waa $19,000

■ faahin nagala soo xariir

☎️ 061 5580307 📞 061 5643139

10/05/2026

■ waxan idiin hayna bos iib ah

■ ku yalaa muqdisho

■ ahaan dagmada garasbalay

■ macalimiinta

■ waa 15x20

■ waa fadaraal

■ waa $19,000

■ faahin nagala soo xariir

☎️ 061 5580307 📞 061 5643139

10/05/2026

■ waxan idiin hayna bos iib ah

■ ku yalaa muqdisho

■ ahaan dagmada daaru salaam

■ 11 baad ayuu ka yahay

■ waa 15x20

■ waa fadaraal

■ waa $33,000

■ faahin nagala soo xariir

☎️ 061 5580307 📞 061 5643139

Xikmadan ama ooraah daan hadad fahamto wax badan ayeey ku anfaceeydaa macmiil keena iyo asxabta insha allahHadad fahamta...
07/05/2026

Xikmadan ama ooraah daan hadad fahamto wax badan ayeey ku anfaceeydaa macmiil keena iyo asxabta insha allah

Hadad fahamtay faalada inoogu reeb waxa eey faaido u leedahay Bulshada Guud ahaan iyo Naftaada Gaar ahaan

Following and share like waa xagiina amaana allah

07/05/2026
07/05/2026

Wax ka baro Tariikhda Nabiga qeyb ka mida oo koowan aanaku salino xabiib keena SCw soo qor markad aragto waxna ka baro waa eey ku anfaceydaa insha allah

Asc macaamiisheena sharafta badan meel kasta aad dunida aad ka joogtaan soo dhawaada
07/05/2026

Asc macaamiisheena sharafta badan meel kasta aad dunida aad ka joogtaan soo dhawaada

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qurxis Real Estate Agents posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qurxis Real Estate Agents:

Share

Category