Alla Aamin Real Estate

Alla Aamin Real Estate Aamin Iyo Adeeg

25/05/2026
19/05/2026

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed (15-ka May)

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha leh ee 15-ka May.

Dhalinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, waxayna door muuqda ka qaataan dowlad-dhisidda, horumarinta dalka, iyo xoojinta amniga iyo xasilloonida.

Waxaan si gaar ah u bogaadinayaa firfircoonida iyo ka-qaybgalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee la xiriira ilaalinta nabadgelyada, taas oo muujinaysa wacyigooda sare iyo masuuliyadda qaran ee ay sida hufan u gudanayaan.

DHAMMAAD

Address

Mogadisho
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alla Aamin Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category