Cismaan dhalgobeed

Cismaan dhalgobeed job films

barlamaanka waxan kacosanayaa inay shacabka uhiiliyaan uguna hiiliyaan c/c/shur warsame Follow
07/05/2022

barlamaanka waxan kacosanayaa inay shacabka uhiiliyaan uguna hiiliyaan c/c/shur warsame

Follow

allehano daysto madaxweynaha xaq udirirka ah hoggaanna yaqaan codkarna ah fiira dheernaleh aamina ah dalkana lagu aamini...
07/05/2022

allehano daysto madaxweynaha xaq udirirka ah hoggaanna yaqaan codkarna ah fiira dheernaleh aamina ah dalkana lagu aaminikaraa ee somaliyey aantageradeena umuujino e kudooro waxgarad iyo waxqabad iyo karti iyo aqoonta iyo xilkasnimo Follow

kudooro cadalad iyo sinaan iyo howlkarnimo iyo wadatashi iyo waxqabad c/kariim xusein gudeed  15may dib udhis hogaan sax...
06/05/2022

kudooro cadalad iyo sinaan iyo howlkarnimo iyo wadatashi iyo waxqabad c/kariim xusein gudeed 15may dib udhis hogaan sax ah

madaxwenaha somaliya sosocda waakan axmed duaale geele xeef kudooro sinan cadaalad hufnan iyo wadajir ahna musharax utaa...
25/04/2022

madaxwenaha somaliya sosocda waakan axmed duaale geele xeef kudooro sinan cadaalad hufnan iyo wadajir ahna musharax utaagan xilka 2022 2026

26/02/2022

Somalia waa xoladhaqato xoolihiina abaar ayaa kudhacday marka waa inloogurmadaa xolaha iyo dadkaba oo dorashada lagumashquulin ee dadka tabaleysan lasamata bixiyo

27/01/2022

caadi Mahan ishaykatuurtay ee iladhagaysta

27/01/2022

Kalaman xaqiqda ayey kahadashay

27/01/2022

26 kii Jun waa malintii lagasaaray afweyne Mogadishu wanna malinxasus badan kuleh dadweynaha somaliyed xoriyadana ayheleen kaligii talisnimadana lagaqaaday ragii go ankaal qatayna amaalbay kuleyihiin somalida xasusna waynorebeen

18/01/2022

waa barwaaqadavsomalia haysato tabcana ladahay oo dhulshisheeye marwalbo ka aadayso marka waxan leyahay dhulkeena ayaa nagufilan walalayaal ee antabcano barwaaqadaan ok

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cismaan dhalgobeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category