Ururka iskuxirka dhalinyarada iyo horumarinta disow deeqle

Ururka iskuxirka dhalinyarada iyo horumarinta disow deeqle welcome

22/07/2025

Waxaa halkan ka salaameynaa dhamaan bulsha weenta disow deqle πŸŒΊπŸ™πŸ™

21/11/2023

Asc tulka

Habeen wangsan Reer aawkey disow
21/08/2022

Habeen wangsan Reer aawkey disow

Asc reer aawkey disow deqle
21/08/2022

Asc reer aawkey disow deqle

KULANKA GUUD EE DHALANYERADA Taariikh 15/72022  Maalinimadii jimcadii aan soo dhaafney waxaa qabsoomey  Kulan is Xog war...
19/07/2022

KULANKA GUUD EE DHALANYERADA
Taariikh 15/72022 Maalinimadii jimcadii aan soo dhaafney waxaa qabsoomey Kulan is Xog wareysi ah oo u dhaxeeyay dhalinyarada beesha disow deeqle ayaa ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan beerta banaadir kulan kaas ayaa sidoo kle ahaa mid dhalinyaradu ay ku falanqeeyeen arimo badan is barasho iyo is xog wareysi kadib dhalinyeradu waxay isla qaateen in laga shaqeeyo midnimada iyo wada jirka dhalinyerada dhexdeeda iyo guud ahaan beesha uga dambeen kulanka ayaa ku soo dhamaaday guul iyo horumar.

DHAMAAAD
Ku soo dhowaada page-ka
Waxaad nagala soo xariiri kartaan numberkan:+2528443514

18/07/2022

Asc reer aawkey disow

18/07/2022

welcome

Address

Mogadishu
1234

Telephone

+252618443514

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka iskuxirka dhalinyarada iyo horumarinta disow deeqle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category