26/08/2024
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun alaha unaxariisto Maamo xaawa qamar sh.sahal macalin cabdu allah waxaan si gaar ah tacsidan ugu diraya Re Adeer Xaaji muxumed nuur cabdi dhaqane iyo Re adeer shekh muhumed sahal iyo dhamaan Qaranada Allubeydka maamada ka baxday waa geeri xanuun badan alaha qabariga alaha unuuriyo Hooyo xaawa qar kitabkeda midig alle ha kasiiyo eheladii aykabaxdayna samir iyo imaan alaha ku irzaaqo inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun