22/07/2022
Apartment Kiro ah.
📍 Muqdisho / Wardhiigleey / Masjidul Raxma
🏠 ID no: 1026
🏡 3 Qol + 2 Suuli/Musqul
💵 $ 350 iyo Deposit: $ 350 iyo Hormaris: 1bil
🕰 22.07.2022
Apartmentigaan kirada ah waxa uu ku yaalaa degmada Wardhiigleey soonaha Masjidul raxma, waxa uuna ka koobanyahay 3 qol iyo 2 suuli/musqul, qol kamid ah waa master room, macluumaad kaloo dheeri ah fadlan la xiriir wakiilada numbaradoodu hoos ku qoran yahay.
0615036033 - 0618388188 .