21/09/2024
Jaceylkagu wuxuu ibaray in qof loo baahdo.
Aan kuu baahneyn xanuuka ay leedahay.
Jaceylaagu wuxuu ibarrey sida loo ooyo.
Lkn ima barin sida loo farxo.
Ama qalbiga looga qoslo.
Noqo qof loo baahan karro.