MOHA YARE Drow

MOHA YARE Drow Boliska somalia kala soco xokihii u danbeyay io dhaq dhaqayada socda mahad sanid

03/10/2022
30/08/2022
Libaxyada Africa waa cidankena wllhi waa gesiyaal wax walbo dusha ayey u dhigtaan dhaxan kuleel intaba wey u tagan yihii...
09/08/2022

Libaxyada Africa waa cidankena wllhi waa gesiyaal wax walbo dusha ayey u dhigtaan dhaxan kuleel intaba wey u tagan yihiin waxa u dheer in wadankina ka jirto xalad adag oo arkakixisadu u weyntahay durufaha cidankena ku shaqeeyo ma ahan mid la dhayal san karo Waxan Alla uga baryena inuu u fududeyo somaliye ha lo duceyo cidankena bejkan ha lakala kiciyo asxbey

26/06/2021

Hanbalyo Hanbalyo dhaman umada somalia meel walbo oo Aad jogtan waxan idinkugu hanbalyenaya malinta xuriyada umada somaliyed ee 26 jun 1960 Hanblyo Hanbalyo sanad wacan gul io gobonimo asxbta family member

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MOHA YARE Drow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share