Ha isoo marin

Ha isoo marin Maalmuhu way is gurayaan, Waqtiguna wuu socdaaπŸ’”πŸ’”
Nolosha hadaf ka yeelo πŸ™‹β€β™‚οΈπŸ™‹β€β™€οΈπŸ™‹β€β™‚οΈ
Hiigso han sare πŸ’‹πŸ™ˆπŸ’šπŸ’™
Ku soo dhowwada page ka
Follow and like my fans .

Thanks 😊 πŸ«‚ πŸ™ all .

08/10/2025

Axmed Madoobe imisa qof ayuu keligiis uun isku yahay πŸ€”πŸ€”

Shan talo oo muhiim ah;1- isbar inaad seexato ugu dambeyn 10:00pm habeen-kii.2-xariirka beenta ah ka fogoow.3-Tasbiixda ...
27/05/2023

Shan talo oo muhiim ah;

1- isbar inaad seexato ugu dambeyn 10:00pm habeen-kii.

2-xariirka beenta ah ka fogoow.

3-Tasbiixda joogteey oo nolol maalmeed kaada ku dar sida
( Ψ³Ψ¨Ψ­Ψ§Ω† Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ¨Ψ­Ω…Ψ―Ω‡ Ψ³Ψ¨Ψ­Ψ§Ω† Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„ΨΉΨΈΩŠΩ… )

4-subax walba salaada subax kadib adkaartaan aqriso 7 jeer.
[Ψ­ΩŽΨ³Ω’Ψ¨ΩΩŠΩŽ Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡Ω Ω„Ψ§ Ψ₯ΩΩ„ΩŽΩ€Ω‡ΩŽ Ψ₯ΩΩ„Ψ§Ω‘ΩŽ Ω‡ΩΩˆΩŽ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩŠΩ’Ω‡Ω ΨͺΩŽΩˆΩŽΩƒΩ‘ΩŽΩ„Ω’Ψͺُ ΩˆΩŽΩ‡ΩΩˆΩŽ Ψ±ΩŽΨ¨Ω‘Ω Ψ§Ω„Ω’ΨΉΩŽΨ±Ω’Ψ΄Ω Ψ§Ω„Ω’ΨΉΩŽΨΈΩΩŠΩ…Ω]

5- qofka wax kuu faa'iideeya u mahad celi weligaa.

Address

Digfeer Street
Mogadishu
5676

Telephone

+252613188101

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ha isoo marin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ha isoo marin:

Share