31/07/2022
FURSAD ONLY ISKAABULOπ€
Ma tahay Isbaabulo ku dhiban Hagaajinta Iyo nafaadda dharkiisa Labiska ah?, makaa wasaqoobeen Suits Iyo fitishaariyada? ma rabtaa in laguu Nadiifiyo Gurigaada Iyo goobtaada Ganacsi ? Ma weyday Meel kugu hagaajisa Si qurux badan? Mise u baahneed meel sugan oo dharkaada Kuu feereesa Kuuna diyaariso si deg deg ah?
Hadaba Hoyga dhar dhaqista, nadiifinta Iyo Feereynta Ee Hooyo cleaning and laundry Waxaa ay idin kugu bishaareeyneeysaa In ay idiin heydo dhaqidda dharka, Nafaadda guryaha Iyo goobaha ganacsi oo ay ku hagaajinayaan shaqaalo loo carbiyey shaqadaas kuuna adeegaayo adigoo jooga gurigaada/ goobtaada ganacsi.
Shrkadda hooyo Laundry Waxaa kaloo idiin haayaan shaqaalo idiin adeegaayo idinka oo jooga guryihiina dharka idinkaaga soo doonaayo idinkugu keenaayo sido kale.
Adeegyadaas Iyo kuwa kale dheeraad ah Waxaa ku diyaarisay shirkadda HOOYO LAUNDRY kala XIriir Waxaa faafaahin ah telefonada kala ah :-
0615 553 097 / 061 9 000 100