06/11/2023
Guri Appartment ah oo cusub
Gurigan waa guri cusub dabaq ah 3 qol 2 suuli jiko qolka mid ka mid ah waxa uu leeyahay suuli.
★ Goobta: Degmada Howlwadaag
★ Qiimaha: $350
★ Dhigaal: $350
Xarunta shirkadda waxa ay ku taala wadada maka al-mukarama gaar ahaan shaqaalaha ka soo horjeedka immigration-ka daarta City tower, Wixii faah-faahin intaasi dheeri ah nagala soo xiriir lambarada hoos kaaga muuqdo
☎️ 0615926648 - 0623337778