25/09/2025
4 Sano ayey Xidhiidh Jaceyl lahayeen 💔 Markii ay Aqal galeena 4 habeen kadib Xaaskiisa ayaa ka walaatay😭😭😓
😢 Qalbiga Ayaa I Xanuunay Markaan Qisadiisa Dhagaystay Waxaan Dareemay Inay K**aqantahay Farxad Iyo Nolol Ay Xaq Ulahaayeen Inay Helaan Lamaanahan,
😕Wuxuu Iisheegay Walalkay Inuu Guursaday Gabadh Uu Jeclaa Mudo 4sano Iyo Dheeraad,Wuxuu Hadalkiisa Ku Bilaabay Arin Mucjiso Leh Wuxuu Yidhi Habeenkii Iigu Horaysay Ee Aqal Galkaanaga Oo Ah Habeenka Noloshu Ay Kabilaabato Oon Kusoo Gaadhnay Jaceyl Iyo Xiiso Ayey Markaliya Itidhi Xaaskayga Ha Iisoo Dhawaanin Hadaad Alle Iyo Rasuulkii Taqaan Iyadoo Indho Cadaw Igu Fiirinaysa,
Wuxuu Yidhi Waxaa Isugu Kay Darsamay Salal Iyo Argagax Markaliya Ayaan Idhi Xapipti Maxaa Ku Helay Balse Jawaab Iima Aysan Celinin Xaasakaygii,
Waxay Qaadatay Bustihii Ooy Dhigatay Dhulka Iyadoo Aad Uhiin Raagaysa Balse Uusan Haddal Jirrin Oo Shib Ah,
Habeenkaa Wuxuu Ii Noqday Habeen Imtixaan Ah Oo Lama Filaan Ah Subaxii Markuu Waagu Baryey Ayaan Reerkoodii Uyeedhay Waxaan Ooga Sheekeyey Siday Wax Udhaceen Waxay Dhaheen Waa Jin, Oo Quraan Ayaa Lagu Akhriyey Maalintii Oodhan Nasiib Wanaag Way Kusoo Qaboowday Ilaahay Amarkii Maalintaa Quraankii Wuxuu Soo Celiyey Xiskeedii Oo Waxaan Helay Xaaskaygii Oo Caadi Ah,
3 Habeen Oo Dambe Ayey Caadi Ahayd Balse Xaaskaygii Maalintii 4aad Waxay Ahayd Qof Waalan Oo Xiskeedu Maqan Yahay Ilaa Maanta Xaaskaygu Way Waalantahay Sidaa Ay Tahay K**a Tagin Oo Waxaan La Noolahay Sanadkii 3aad Waxay Iidhashay Wiil Caafimaad Qaba,
Xaaskayga Maalinta Oodhan Waxay Ku Xidhantahay Aqalka Gudihiisa Hooyadeed Ayaa La Joogta Habeenkana Anigaa Xanaaneeya,
Shalay Markay Caafimaad Qabtay Waxaan Halkii Saac Gudahood Odhan Jirray 100jeer Xabiibti Waan Kujeclahay Ilahay Mar Ha Isku Keen Simo Inagoo Caafimaad Qabna Markaan Maanta Helay Jaceylkaygii Haday Natijidiisii Sidan Noqotay Waan Gudoomay, Waan Kusamray Oo Waxaan Aaminay Qadarta Alle Waayo Waxaan Ahay Qof Islaam Ah Oo Iimaan Leh,Marka Walaalkeen Wuxuu Leeyahay Hala Iigu Soo Duceeyo In Ilaahay Caafimaad Iisiiyo Xaaskayga,
Waxaan Leenahay Ilaahay Ha Kuu Caafiyo Xaaskaaga Waxaa Tahay Qof Masuul Ah Oo Naxariis Badan Maanta Way Adagtahay Sidii Lagu Helaa Nin Qof Waalan Habeen Iska Daayee Maalin Qaba Waayo Kuwii Caadiga Ahaa Ayaa Raga Qaar Ku Adag Inay Lanoolaadaan
Uducee Gabadhaa In Ilaahay Caafiyo Inagana Xiska Ilaahay Inagama Qaado🙏😓
Gareey Si Ay Musliim Baddan Oogu Duceeyaan Walaasheena Xanuunsan hadaad ka damqatay😭😭😓🙏.
Ha ilaawin inaad Like saarato Page-kena Shide abdikeni page si aad u joogtaysato qormooyinkeena✌🙏