Tacaamul media

Tacaamul media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tacaamul media, xalimo hiite Street, Mogadishu.

Iibso dhul ama iska iibi
25/07/2026

Iibso dhul ama iska iibi

Iibso  ama ka iibi qof kale
19/07/2026

Iibso ama ka iibi qof kale

Madaxweyne h**e Sh shariif sh axmed Madaxweynaha putland  sicid  clhi deni
10/02/2026

Madaxweyne h**e Sh shariif sh axmed
Madaxweynaha putland sicid clhi deni

Madaxweynaha putland ayaa goordhaw laggu soo dhaweyay garoonka diyaaradahaMuqdishoSideed u aragtan soo dhaweynta Mw deni...
10/02/2026

Madaxweynaha putland ayaa goordhaw laggu soo dhaweyay garoonka diyaaradaha
Muqdisho

Sideed u aragtan soo dhaweynta Mw deni?

09/02/2026

Deg deg war farxad leh,
Aniggoo ah sheikh mohamed deeq
Oo ergo u ah dowladdaha caalamka boqortooyadda ugu awoodda baddan,
Waxaan farriin u wadda madaxaweynaha soomaaliya Dr Hassan Sheikh Mohamud,

waxa ku boggaadinna horrumarka uu ka gaaray amniga, dhaqalaha, iyo dib uhehiisiinta waxana kala shaqeyn doona MD Hassan in uu markale dib ugu so laabto xilka ugu sareeyo ee madaxweynaha

sido kale waxa fariintan ku lamaanan madaxweyne h**e Shiekh Sharif Shiekh Ahmed oo aan doonaayo inan labada madaxweyne la qaato kulan muhiim u ah dalka soomaaliya

maadaama an u wado fariin isugu jirto mid dhaqaale iyo hormarba waxa labada madaxweyne ka codsana iyago aan ixtiraam u haayo, inay muddo labo maalmood gudohood beri ama saadanbo aan uwada kulano, maadaama aan dhoof ku jooogo dalka

fariintan labada madaxweyne u dhiibo
ugu danbeyn waxa ka codsana dadka soomaaliyeed in ay fariintaan nala gaarsiiyaan labada madaxweyne

anigo ah magaca kor ku xusan oo degan dal kamida dalalka caalamka waxa isku daya inan qeyb dhaqaale so xiriiriyo lakin hada ayey ii hirgashay aniga oo an qabiil ku qaadanin labada madaxweyne balse an ku qaatay waxqabadkooda
Wabilahitowfiiq
617873513

24/07/2025

Page kaan waxaad ka heleysa dhul iib ah
Dhul banan iyo mid dhisanba
Xaaji cabdi
Buurmadow
Geed timir

22/07/2025

Iibso dhul ama
Iska iibi

21/07/2025

Waxaan heynaa dhul iib ah
Magalada muqdisho garahaan
degmada gubadley
Qiima jaban ciddii u baahan
ama rabto in loo iibiyo dhul dhisan ama banan halasoo xariirto kiro-beec-real state

Address

Xalimo Hiite Street
Mogadishu

Telephone

+252770489177

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacaamul media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tacaamul media:

Shortcuts

Share