11/07/2026
๐ YรS EXAM 2026 REGISTRATION IS NOW OPEN! ๐น๐ท
Ma ku riyoonaysaa inaad wax ka barato jaamacadaha Turkiga? Hadda waa fursaddaada!
โ
Diiwaangelinta YรS Exam 2026 way furan tahay.
โ
Waxaan kaa caawinaynaa diiwaangelinta iyo hagidda nidaamka oo dhan.
โ
Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoon yahay.
La xiriir Akram Travel Agency: ๐ 0619505053
Ha seegin fursaddaada! Isdiiwaangeli maanta si aad u bilowdo safarkaaga waxbarasho ee Turkiga. ๐น๐ท