Mudul Real Estate

Mudul Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mudul Real Estate, Mogadishu, isgoyska taleh darul tawxid building, Mogadishu.

Mudul Real Estate is a property management and real estate brokerage company that has been developed with one aim; to explore innovative methods for real estate development.

Bahda Mudul Real Estate waxa eey farxadda EIDUL-ADXA la wadaagayaan dhamaan Umadda Islaamka gaar ahaan Umadda soomaaliye...
20/04/2023

Bahda Mudul Real Estate waxa eey farxadda EIDUL-ADXA la wadaagayaan dhamaan Umadda Islaamka gaar ahaan Umadda soomaaliyeed iyo dhaaman macaamisha shirkadda.

Ramadan Mubarak  dhaman ummadda  Musliminta ah Gaar ahan Shacaab weynaha  Soomaaliyeed,Alle ha Nooga  dhigo  sonkan  Mid...
22/03/2023

Ramadan Mubarak dhaman ummadda Musliminta ah Gaar ahan Shacaab weynaha Soomaaliyeed,Alle ha Nooga dhigo sonkan Mid Barwaaqo ah sido kalena Ajirkisa Alle ha na waafajiyo Amiin Amiin

17/01/2023
mudul real estate ka iibso gurigaaga riyada ah
20/12/2022

mudul real estate ka iibso gurigaaga riyada ah

Jumca Wanaagsan Macmiil.Illaahay hayna siiyo Barakada maalintan Jimce.
16/12/2022

Jumca Wanaagsan Macmiil.

Illaahay hayna siiyo Barakada maalintan Jimce.


1.Ma ku Haminaysay in aad Dhisato Guri Qurux badan oo Tayo leh🏠?2.Ma Doonaysaa in Waqti Kooban laguugu Dhiso Gurigaada⏰?...
12/11/2022

1.Ma ku Haminaysay in aad Dhisato Guri Qurux badan oo Tayo leh🏠?
2.Ma Doonaysaa in Waqti Kooban laguugu Dhiso Gurigaada⏰?
3.Ma haysataa Dhul Banaan oo ma u baahan tahay in aad Ka Dhisato Dhismo Bilic qurxoon leh?
4.Ma jaceshahay in Gurigaada uu ka Tilmaamnaado Guryaha kale🏪?.

Hadaba Haday Jawaabtaadu tahay shirkada mudul real estate oo aad Horay uga Barateen Dhismayaal Tayo kireen iyo mamulida leh waxa ay idiin Diyaarisay Dhismayaasha Guryaha sida:
Dabaqyada, Fillooyinka(Villo) , Fillo jebis ka iwm. iyadoo laguugu Dhisi Doono waqti kooban iyo qiimo Ku raali Galiya.

wixii faah-faahin ah nagala soo xirir👇0614491623 ama 0611764577

Guri iib ah ka faa'ideysi wacan macaamiil🔵6 qol, 4 musqul (Suuli) iyo 2 jiko (kushiin) lehna parking hal gaari ah🔵 Wuxuu...
06/10/2022

Guri iib ah ka faa'ideysi wacan macaamiil

🔵6 qol, 4 musqul (Suuli) iyo 2 jiko (kushiin) lehna parking hal gaari ah
🔵 Wuxuu ku yaalaa Degmada Yaqshiid, gaar ahaan Xaafada Carafaat
🔵Qiimaha guriga $105,000

Wuxuu ukala dhisan yahay 2 nus boos

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir

Tell: 611674577 ama 615930733
Ama whatsapp https://wa.me/message/FF22OGUSHBH7I1



Ogeysis ogeysis ogeysis Shirkadda Mudul real estate waxay ogeysiineynaa dhamaan macaamisheeda sharafta leh in ay u heeys...
04/10/2022

Ogeysis ogeysis ogeysis

Shirkadda Mudul real estate waxay ogeysiineynaa dhamaan macaamisheeda sharafta leh in ay u heeyso guryo iib ah sida filo dhameestiran , Aparments iyo nus boos dhisan kuna yaal deegaanka .

Fadlan si aad u heshid warbixintooda oo dhameestir una noqotid iibsadaha kowaad la xiriir mudul real estate .

Contact us 0615930733 / 0611674577

Whatsapp https://wa.me/message/FF22OGUSHBH7I1

Mhdsnd

29/09/2022

Kusoo dhowow Mudul real estate company , waxaan kaa caawin karnaa wax walbo oo aad uga baahantahay real Estate services sida :

Iibka dhulka iyo guryaha ( seling / buying land and houses ) .

Raadinta iyo kireenta guryaha ( Renting and property searching ).

Maamulida guryaha ( property management ) .

Contact us : 0611674577
Whatsapp link https://wa.me/message/FF22OGUSHBH7I1.

Mahadsanid

jumco Mubarak
16/09/2022

jumco Mubarak

Address

Mogadishu, Isgoyska Taleh Darul Tawxid Building
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252611674577

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudul Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mudul Real Estate:

Share