Maher Media

Maher Media Bagekayga saxda ah Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xal-u-helidda barakacayaasha

08/09/2024

Kudbadda Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ee uu ka jeediyay munaasabadda daahfurka Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara, waxaad ka daawan kartaa muuqaalka hoose.

04/09/2024

Diyaargarowgii ugu danbeeyay ee xafladda Daahfurka Qorshaha Qaran ee Xalka Waara oo goordhow ka furmaya magaalada Muqdisho.

06/03/2024

Nala daawo Muqaal ku sabsan...?

Mohamed Raazik Hussein
Abdalla 4k
Bartmann
Baaba key L

20/06/2023

Waxaan Caawa ka qayb galay madasha Minbar Initiative oo uu marti ku ahaa Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Wasiir Beenebeena.
Dooda madasha oo ku saabsanayd, Hirgelinta Qorsha Qaran ee Loo Wada Dhanyahay.


19/06/2023

Muqaal Qurxoon oo Dalka Ruwanda casimadisa Kigali

Address

Mr. Maher4me@gmail. Com
Mogadishu

Telephone

+252615040610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maher Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category