04/09/2024
๐๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ H๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ๐ฅ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒO๐ฅ
๐a๐ฑa๐ง halkaan T๐๐ก๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐ aroos io farxad aan lasoo koobi karin hlkaan ugu dirayaa Gabadhaan Abtiga u ahay ๐ง๐ฐโโ๏ธXarago Badan๐ธ Zamzam Yusuf iyo ๐คดIbrahim Cusmaan Jore maanta oo taariikhdu tahay 04 /09/2024 waxaa uu arooskoodu ka dhacay magalada Muqdisho
waxaan idinleeyahay isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela Reerkii lagu nastee lagu nagaado wadajiree nabad gala Allahayow idin ka yeel.
Wiil & caano Gabar & caano.
โHambalyo Hambalyo Aroos Wacan๐ฉโโค๏ธโ๐จ
โCaashaqa ku doogsada๐
โMuxibada ku diirsada๐ฅฐ
โDarma qudha kuwada lada๐ฅณ
โDanta meel u wada jira๐
โDuca Walid hagar li'i
โKu dakeeya raaxada
โIsna daadaheeyoo
โNoqda ul iyo diirkeed
โUbad diin leh kala hela๐จโ๐ฉโ๐งโ๐ง๐ฅฐ
Dhisma oo dhaqma idim Alle.
Waxaan idiinku ducaynayaa ducadii rasuulkeena(SCW):
ููุจูุงูุฑููู ุฅููููููู ุฒูููุงูููุง ุณูููุงู ููุดูุจููููููู ุฑูููุงู ุณูู
ูุงูุกู ุงูููุนูููุงูโ๏ธ๐คฒ
๏บ๏บ๏บญ๏ป ๏บ๏ป๏ป ๏ปช ๏ป๏ป๏ปค๏บ ๏ปญ๏บ๏บ๏บญ๏ป ๏ป๏ป ๏ปด๏ป๏ปค๏บ ๏ปญ๏บ๏ปค๏ป ๏บ๏ปด๏ปจ๏ป๏ปค๏บ ๏บ๏บ๏ป๏บจ๏ปด๏บฎ .
โ. Allahuma aamiin.๐ ๐คฒ
๐Hambalyo Aroos wacan ๐ซถ๐๐ค
๐๐๐