14/11/2022
Aadan Saloog MCH waa xarun Caafimaad oo loogu tala galay muwaadin walbo oo soomali in adeeg caafimaad free ah u qabto sida
1. Hooyo uurka leh
2. Talaalka caruurta iyo hooyada
3. Daaweynta caruurta naqafaqa darada ku dhacday.
4. Qeybta dhalmada oo ay joogaan dhaqaatiir 24 saac heegan u ah in ay qaabilaan hooyada foolaneysa.
Aadan saloog MCH waxaa xariga laga jaray 2019 kii bishii 12 aad.
Aadan saloog MCH waa uu ku yaalaa degmada Deyniile waaxda ciise cabdi ee Gobolka Banaadir.
Xaruunta Hoyada iyo Dhallaanka ee AADAN SALOOG MCH in Deyniile district.