Geed beer waa rajo beer

Geed beer waa rajo beer Tacab iyo Tacliin

28/11/2024

Very convenient for plant care

21/11/2024
15/11/2024

Organic farming

31/12/2022
14/09/2022

xaalufinta dhirta waa hordhaca abaarta, geed beer waa rajo beer

08/12/2021

Beer, Beero (wadar) (ingiriis: agriculture; carabi: زراعة) waa nidaamka abuurida, korinta, xanaaneynta iyo soo saarida dhir laga sameeyo cunto, dhar, daawo, hooy iyo guud ahaan manafaac taageera nolosha dadka, xoolaha, xayawaanka iyo inta ku tiirsan. Beeruhu waa aasaaska nolosha iyo jiritaanka nolosha, iyo barta ay ka soo uunkantey horumarka xadaarada aadamaha. Waxa jira noocyo badan oo beero ah kuwaasi oo lagu qiyaaso in ay ka kooban yihiin ilaa 375,000 oo nooc. Dhirtu waxa ay ka kooban tahay qaar iniinyo leh (Seed plants) iyo qaar aan lahayn. Waxak ale oo ay kakooban tahay qaar qodax leh iyo qayb aan qodax lahayn haba yaraatee

03/12/2021

Waa inaan deegaankeyna ka ilaalinaa xaalufinta dhirta, kana wacyi galinaa dadka arinkaa Ku dhaqaaqo, waayo deegaanku waxa uu isku badali karaa mid aan la deegaansan karin

Faa'idada uu leeyahay "green house farming"1- waxsoosaarka beerta oo aad u sareesa2-hoos u dhaca waxyeelada cayayaanka i...
26/11/2021

Faa'idada uu leeyahay "green house farming"
1- waxsoosaarka beerta oo aad u sareesa
2-hoos u dhaca waxyeelada cayayaanka iyo cudurada.
3-isticmaalka biyo yar sida adeegsiga 'dreep irrigation'.
4-in sanadkii Dhan ey kuu soo go'do beerta oo Mar walba aad ka hesho waxsoosaar
5-la socodka beerta oo fudud.
6-adeegsiga dhul baaxad yar iyo waxsoosaar badan
Lasocoq3aad i.a.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618139172

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geed beer waa rajo beer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geed beer waa rajo beer:

Share

Category