24/12/2025
Warkaan maha mid aan ciidanka ku cabsi galinaayo ama war been abuur ah.
Warar aan kahelay shabeelada dhaxe iyo Galgaduud oo dhiilo wata ayaan kula wadaagayaa.
Wargaadhi iyo masagawaa dowladu waa in ay isha ku heysaa maalmahaan.
Khawaariijtii ayaa wada daal ay kuqaadi doonaan labadaas aag mid kamid ah.
100%80 Wargaadhi ama masagawaa waa asbuucaan ama midka kale hadba sidax diyaaradu jaanis ay kusocon karaan usiiso.