12/11/2025
Si fudud oo aad ku kalsoontahay ayaad lacagta kuugu jirta koontadaada Salaam Somali Bank uga dhigan kartaa USDT ama aad uga soo ceshan kartaa USD.
Hadda koontadaada iyo kiribtahaagu way mideysan yihiin.
Salaam App kala soo deg Playstore-ka ama APstore-ka: https://salaambank.so/SalaamAppDownload.html