06/09/2020
OGAYSII OGAYSIIS MUUHIIM AH...
Dhamaan umadda Soomaliyeed ee ku nool Dunida Daafahayda
waxaa la' ogaysiinayaa Shirkada DHAGACADDE PROPERTIES,
in ay idiin fudayasay adigoo dalkaada kamaqan inaad maal gashtid kuna yaalatid Hanti Maguurta ah sida: iibinta iyo Cabirida iyo horamarinta Dhullalka,
Nashqadeenta iyo kireynta Guryaha.