06/03/2024
Arbaco Waxaa maantay oo taariikhdu tahay 6/03/2024, noo qabsoomay wareega 1aad ee tartan aqooneedka sanadkan ee sare ee Hayaan Secondary School.
Waxaana ku tartamay labada fasal ee kala ah form2 iyo form3. Tartanka oo ahaa mid xiiso badan ayaa labada fasal kala keeneen
Form2 14 dhibcood halka form3 ay keeneen 10 dhibcood
Hanbalyo form2👏👏