Hussein jire

Hussein jire Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hussein jire, Estate agents, Maka Almukarama, Mogadishu.

Salamad Laga bilabo manta waxaan page ugu shaqayn donnaa Real estate ka. Anagoo dhalinyarada kalashaqayndonno sidii ay k...
12/11/2025

Salamad

Laga bilabo manta waxaan page ugu shaqayn donnaa Real estate ka. Anagoo dhalinyarada kalashaqayndonno sidii ay kudhisi lahayeen Mustaqbalkoda dhaqale si fudud haddana ay awodaan.

05/04/2024

Jumco kariim.

Fadliga Jumca iyo Sheikh Mustafa xafidahu Allah.

Like and share

04/04/2024

Waagi H**e Maalinta Ciida Sida Timaha ilmaha loogu Jari Jirey iyo ilmaha Hada jiro Sida Loogu jaro.!! 😅

Mention soo dheh zxbkaa saan kugu sameyaay.🤣

Page ka share iyo like noo dheh.

04/04/2024

Kabax laguma Karo maxaa wada!

04/04/2024

Su,aalo ku saabsan Quraanka kariim/ Isku day in aad wax kagarto.

Share and like

Xogamal Media

03/04/2024

Maxaa kaxasuusataa gabaygii Dur-Dur Allaha unaxriisee Abwaan Hadraawi.

Soomaaliya ayaa safka h**e kaga jirta dagaalka lagula jiro isbedelka cimilada.  waxay wadaa dalo lagu yaraynayo samaynta...
18/03/2024

Soomaaliya ayaa safka h**e kaga jirta dagaalka lagula jiro isbedelka cimilada. waxay wadaa dalo lagu yaraynayo samaynta isbedelka cimilada iyo sidii looga hortagi lahaa. Waxaa jiro factors kuwaasii Keennna climate change markii loo fiirinayo Somalia.
Abaaraha: Soomaaliya waxaa ka dhaca abaaro soo noqnoqda, kuwaas oo saameyn xun ku yeeshay beeraha iyo xoolaha. Abaarahan ayaa sii xumeynaya cunno yarida, waxayna qayb ka qaataan nafaqo-xumada soo food saartay dadka.

Daadad: Taa beddelkeeda, Soomaaliya waxay sidoo kale la kulmaa daadad xilliyo kala duwan ah, gaar ahaan gobollada ay ka jiraan kaabayaasha dhaqaale.Daadadku waxay dumiyaa guryaha, waxay carqaladayn karaan hab-nololeedyada, daadadkas waxay faafin karaan cudurrada ka dhasha biyaha.

Kor u kaca heerka badda: Kor u kaca heerka badda ayaa khatar ku ah bulshooyinka xeebaha Soomaaliya, oo ay ku jiraan barakaca dadka iyo luminta kaabayaasha dhaqaalaha. Tani waxay si gaar ah u khusaysaa magaalooyinka sida Muqdisho, Kismaayo iyo magaloyinka xeebaha leh oo dhan.

Colaadda: Isbeddelka cimiladu waxay uga sii daraysaa xiisadaha jira ee kheyraadka sida biyaha iyo daaqa, taas oo horseedaysa isku dhacyo u dhexeeya bulshooyinka xoolo-dhaqatada ah iyo beeralayda fadhiidka ah. Tani waxay sii xumaynaysaa xasilloonida gobolka waxayna caqabad ku tahay dadaallada horumarineed.

Saamaynta Nolosha: Soomaali badan ayaa noloshoodu ku tiirsan tahay beeraha iyo xoolaha. Cimilada oo aan hagaagsanayn, abaaro daba dheeraada, iyo arrimo kale oo cimilada la xidhiidha ayaa ku adkeeya inay sii wataan hab nololeedkooda, taasoo u horseedda faqri iyo tahriib oo kordha.

Nabaadguurka iyo xaalufka: Nabaad guurka ciidda iyo xaalufka ayaa ah caqabado weli ka jira Soomaaliya, taasoo horseedaysa in la waayo dhul beereed iyo xaaluf ku yimaadda hab-nololeedyada deegaanka. Tani waxay sii yaraynaysaa adkeysiga bulshooyinka shooga cimilada la xidhiidha.

Awood xaddidan oo La-qabsiga: Qaab-dhismeedka dawladnimo ee Soomaaliya daciifka ah, kaabayaasha xaddidan, iyo iskahorimaadyada socda ayaa caqabad ku ah awoodda ay u leedahay in ay si habboon ula qabsato isbeddelka cimilada. Waxaa jirta baahi loo qabo kordhinta taageerada caalamiga ah iyo maalgashiga tallaabooyinka dib-u-dhiska.

Marka wasiirad Khadija Mohamed Al-makhzoumi waxaan kulenhy dadaalada sii laba laab wanna kula socnaa.

Hussein jire

13/03/2024

Hormuud Salaam Foundation waxaan leyahy waa ku mahadsantiin garab istagina bulashada.

HADAL DAREEN LEH:-Waxaan arkay Hooyo oo Banaanka ku holceyso Waa Naxay, waxaa noo yimid Ninkii Gubay isaga oo dhacdhacay...
21/02/2024

HADAL DAREEN LEH:-Waxaan arkay Hooyo oo Banaanka ku holceyso Waa Naxay, waxaa noo yimid Ninkii Gubay isaga oo dhacdhacayo, Hooyo inta aysan dhiman waxa ay nagu tiri i cafiya hadii aan dhinto" Farxiyo oo Dhashay Luul C/casiis Hooyadii la gubay. |MAXKAMADA.

Good job
20/02/2024

Good job

Address

Maka Almukarama
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein jire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category