Xiriiriye Real estate

Call Directions

Xiriiriye Real estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xiriiriye Real estate, Real Estate, hodan, Mogadishu.

Ilaa Iyo hada , Xariiriye Real estate waxa uu safka hore kaga jiraa Suuqa Kiraynta iyo iibinta guryaha, waxaan diyaar kuula nahay guri qurxoon iyo goob macquul ah,

01/09/2026

Kireynta Guryaha goobaha ganacsi iwm ๐Ÿ‘‡
Kireyso Guri Qurxoon oo Adiga kuu gaar ah, Ama Iibso dhul ama guri .

Kiro u hel Gurigaaga xiriiriye waa hugaanka kirooyinka, iibka guryaha iyo dhulaalka.

Xiriiriye Real estate Waa Shirkad ka shaqaysa ๐Ÿ‘‡

~guryaha:
~Goobaha ganacsi
~Apartment yada
~Guryaha jiifka ah ee goglan
Iyo huteelada

Sidoo Kale shirkadu waxay iibisaa guryaha iyo Dhulalka banaan iwm

Nagala soo Xirir๐Ÿ‘‡

WhatsApp 61 9777093 ama wicitaanka . โ˜Ž๏ธ619777093




Guri kiro ah 3 qol 2 musqul iyo jiko Qiimaha kirada $450Deposit $200 Kuna yaala al-barako udhow Shiikh Cali Suufi Nagala...
26/08/2026

Guri kiro ah
3 qol 2 musqul iyo jiko

Qiimaha kirada $450

Deposit $200

Kuna yaala al-barako udhow Shiikh Cali Suufi

Nagala soo xiriir WhatsApp 61 9777093

23/08/2026

Xiriiriye Real estate waa xalka hantida ma guurtada ah.

WhatsApp 61 9777093

FURSAD SHAQO REAL ESTATE SALES & MARKETING OFFICER Shuruudaha ugu muhiimsan:1. In uu si fiican u yaqaan magaalada Muqdis...
20/08/2026

FURSAD SHAQO

REAL ESTATE SALES & MARKETING OFFICER



Shuruudaha ugu muhiimsan:

1. In uu si fiican u yaqaan magaalada Muqdisho iyo xaafadaheeda.

2. In uu leeyahay xirfad hadal iyo isgaarsiin wanaagsan.

3. In uu yahay qof firfircoon oo macaamiisha si wanaagsan ula macaamila.

4. In uu leeyahay xirfad iib iyo qancin macaamiil.

5. Khibrad Real Estate ah waa faa'iido, balse khasab ma aha.

KUSOO DIR CODSIGAAGA SHAQO:

WhatsApp: 615919431
Call Centre: 619777093
Email: [email protected]

Codsiga wuxuu ku egyahay: 30/08/2026

Apartment 2 qol 2 musqul iyo jiko VIP ah,WhatsApp 61 9777093
28/05/2026

Apartment 2 qol 2 musqul iyo jiko VIP ah,

WhatsApp 61 9777093

Villo 3 qol 2 musqul ah, WhatsApp 619777093
28/05/2026

Villo 3 qol 2 musqul ah,

WhatsApp 619777093

21/04/2026

Kireynta Guryaha goobaha ganacsi iwm ๐Ÿ‘‡
Kireyso Guri Qurxoon oo Adiga kuu gaar ah, Ama Iibso dhul ama guri .

Kiro u hel Gurigaaga xiriiriye waa hugaanka kirooyinka, iibka guryaha iyo dhulaalka.

Xiriiriye Real estate Waa Shirkad ka shaqaysa ๐Ÿ‘‡

~guryaha:
~Goobaha ganacsi
~Apartment yada
~Guryaha jiifka ah ee goglan
Iyo huteelada

Sidoo Kale shirkadu waxay iibisaa guryaha iyo Dhulalka banaan iwm

Nagala soo Xirir๐Ÿ‘‡

WhatsApp 61 9777093 ama wicitaanka . โ˜Ž๏ธ619777093




619777093

New ๐Ÿ†•
12/01/2026

New ๐Ÿ†•

Address

Hodan
Mogadishu

Telephone

+252617698804

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriiriye Real estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category