09/03/2023
99 Avenue, wa dhismo cusub oo iib ah, Qolal dhamaystiran, fadhi wayn iyo 10 baarkin madax banaan. Sartaan waxa laga dhisayaa xaafad aan saxmad lahayn oo ammaan ah.
Ka faaideyso fursadaan ee booqo afriq.so/99-avenue