03/03/2024
MACMIIL HA HAYSATAA GURI DERGAAN AH AMASE GOOB GANACSI SIDA; DUKAAN, HOTEL, MAQAAYAD IYO WIXII LA MID AH, OO AAD RABTID IN LAGUU IJAARO AMASE LAGUU MAAMULO?
Haday jawaabtaadu haa tahay, sanadkaan 2024 ASALI REAL ESTATE waxay howl gelisay qaybta maamulidda dhismayaasha mid deegaan amase ganacsi (Property management Department).
Haddaad daneenayso in dhismahaaga aan kuu ijaarno amase aan anagu kuu maamulno oo aan masuulkaaga noqono haday ahaan lahayd in laguu ijaaro (Renting) laguu dayactiro (Maintenance) amase badqabkiisa lala socdo fadlan nagala soo xiriir:
+252610755507 ama +252610755508
[email protected]
Ama nagu soo booqo xafiiskayaga:
Dabaqa Labaad, Aaran Plaza
Isgoyska Taleex
Hayat Market Dushiisha
AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN