Maanta Iyo Berri

Maanta Iyo Berri Culuumta Siyaasada Murti madaalo Muqaalo Diini ah iyo Arimaha Bulshada IWM

29/03/2024

Saadaali oo ku guulaayso $200.
Tartanka magaalooyinka Balanballe & Addis Ababa.
Shuruudaha Guulaystaha:
1- Like garee Page-ka Sade Mohamed Salad Sms
2- Share garee Postiga
3- Like garee Postiga
Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka 1aad ee saadaaliya jawaabta buuxiyana shuruudaha kor ku xusan.

Masjidka Cali Jimcalle ee magalada mugadishu oo shuruudo adag lagu xiray kucibaadaysigiisa & ku Ictikaafidiisaba, Shuruu...
25/03/2024

Masjidka Cali Jimcalle ee magalada mugadishu oo shuruudo adag lagu xiray kucibaadaysigiisa & ku Ictikaafidiisaba, Shuruudahaan mangal & kuwo sharciga waadaqsan ma yihiin? Masaajidas kale iska daaye kuwa Xaram-ka & Madiina Sharuudahan maka jiran?

Armeey Aamrtahay.

18/03/2024

DEACTIVE!

Iga raali ahaada saaxbiyaal, runtii maanan jecleyn inaan kala tagno, waxaan aad u jeclaa wada jooga iyo wada jirka asaxaabteyda Facebook-ga ee in mudo ah aan halkaan wada joognay.

Maalinta khamiista ah ee soo socota waxay noqon doontaa maalinkii ugu danbeysay ee aan isticmaalo account-keygaan Facebook-ga ee asaxabta qiimaha badan iigu jiraan.

Waxaan u safrayaa Dalka canada qaasatan magaalada Toronto, halkaas oo ay joogto xaaskeyga aan aadka u jeclahay iyo 2-deyda cunug, La midoobida qoyskeyga kadib waxaan rabaa inaan xooga saaro dhanka waxbarashada, sida qorshaheygu yahay halkaan waxaan ka maqnaan doonaa mudo 5-sano ah .

Waxaan hubaa inaan u xiisi doono kaftankiinii iyo kala war-qaadashadii intiina badan inaga dhaxeysay, waxaan u Mahadcelinayaa qof kasta oo ixitiraamk iyo wanaag maalin un ii muujiyay mudadii uu halkaan saaxiibka ku aheyn sidoo kale waxaan raali galinayaa qof walba oo wax iga tabanaya .

Macsalaama.

CODSI: Qoraalkaan usii dir Dhamaan asaxaabtaada sababtoo ah anigaba sidaas ayaa la igu soo diray, aniguna sidii baan idinkugu soo copy gareeyay Anigoo garaneyn balaayada Canada usocota iyo naagta loo socdaba.

Said Awaleh 😁😁😁😁😁.

17/03/2024

Wan arki jiray melo badan oo qaraxyo ka dhaceen oo naf & maalna ku halaagsameen, waligey ma arag dad iyagoo caafimaad qaba inta lasoo badbaadiyay midu leyahay 2-qalin ayaa layga xaday, midna leyahay qolkaygii aya dharkayga laga gurtay, midna yiri qalab-yaryar oon timaha kuxiiran jiray ayaa layga qaatay.
Maxaa isbadalay gormee dadkii saan isku badaleen somaliyey maxa qaldan😁?

إنالله وإناإليه راجعون.Allaha unaxaristo Wariye-sare Samafale-muxsin Abdikariin Ahmed Bulhan oo ugeeriyoday dhawici shal...
14/03/2024

إنالله وإناإليه راجعون.
Allaha unaxaristo Wariye-sare Samafale-muxsin Abdikariin Ahmed Bulhan oo ugeeriyoday dhawici shala soo gaaray geeridu waa xaq tasune waa mid xanuunkeedu sareeyo, rabbi Samir & iimaan sareeya haku irsaaqo inaga & dhamaan ehelkaba😭, waa halka loo-wada socdo Lkn inuu mudo iska-sii noolaado aadbaan ujeclaan lahayn rabbow janadaada ku soo dhaweee oo ku afuri waa adoonkaagii wanagsanaa oo isagoo sooman kusoo booqdaaye😭.

Aniga aragtidayda waxaan qaba MD h**e ee Qaranka Md Mohamed Abdullahi Farmaajo galabta khudbadii uujeeday inuu cashar fi...
13/03/2024

Aniga aragtidayda waxaan qaba MD h**e ee Qaranka Md Mohamed Abdullahi Farmaajo galabta khudbadii uujeeday inuu cashar fican kaqaatay oo uu kufahmay mesha taageeradiisa shacabku marayso xiligaana aysan isaga ulahayn indho indhayn siyaasadeed & meelo xul-xulid mucaaradnimo ayna tahay inuu siyaasadaan isaga fadhiisto ilaa-waqti dorasho la-gaarayo oo uu sii wato aamusnaantiisii uu in badan kuso caano maalay hadii kale wuxu sii lumin doonaa tageerayaashii & shacabkiisii inta yaroo kahartay.

Armeey Amartahay.

Bisha Ramadan ee Galabta inoo bilatay 6:25pm & kasi dib aya la arkay hader oo ay tahay 7:05pm-na Wan fiiriyay cirka oo w...
11/03/2024

Bisha Ramadan ee Galabta inoo bilatay 6:25pm & kasi dib aya la arkay hader oo ay tahay 7:05pm-na Wan fiiriyay cirka oo wanka wayay wa 40-daqiqo wax kayar waxayba cirka sarnayd umadiina waxay ledahay ma-tasa kow ah mataasaa kow ah, suashaydu waxay bisha 1-da ma midab kale ayay ledahay? ma saacad cayiman ayay cirka sarnaataa oo lagu gartay? ma bil kow aya kuqornaan lahayd? mise bil kow ah ayaa macnuuc ah inla arko oo diinteena aya sidaas qabta ama caqligeena sheegaya? mahadsanidin.

Ramadan Karim dhamaan ummada muslimiintaa ee dunida dacaladeeda joogta gaar ahaan umada Somaliyed waxan Allah SWT waydii...
11/03/2024

Ramadan Karim dhamaan ummada muslimiintaa ee dunida dacaladeeda joogta gaar ahaan umada Somaliyed waxan Allah SWT waydiinaysaa inuu na-karsiiyo gudashada camalka wanagsan ee bisha Ramadan kujira Faral & Sunnaba Ameen Ameen❤️❤️.

11/03/2024

“Nebbiga NNKH wuxu yiri bisha aragtideeda kusooma aragtideedana ku afura hadii la-idinka daboolana 30-ka shacban buuxiya” sidas-darted hadii bisha la-arko ama 30-ka shacban buxsanto ama ay qaadiga agtiisa kasugnaato soom-guud ayaa waajibin, hadiise qodobaadas lawayo waxa dhici karta in soomku Fardi-fardi/shaqsi-shaqsi ugu waajibo dad gaara, iyadoon kuwaas soomay ay Soom Saxiixa soomeen, kuwa afurana aysan kugaboodfalin soom-ka oon cidna lagu ceebeyneyn laguna dagaalaynin labaduna saxan-yihin sharciyan, balse waxad gaboodfal, tacadi-sharci & mid cibaado ah in adoon qodobo muctama cuskan baxthi & xajiina dheeradana raadin kutiri-kuteen, dowladaa yiri & wa-lalahaa aadku soomto, iyadoo shacbaan xaqiiqo tahayna aad Ramadan kucararto iyadoo Ramadan xaqiiqo yahayna aad shawaal & soonfur ucararto. Waxa ruuxkasta oo mu’mina uhaboon inu soomka cilmiga & axkamta uu kuxaliso barto ee uusan hawo-raac & qiyaas iskaga socon maadama Soom-ku yahay ciibaado wayn oo tirarka islaamka kamid ah rabbi SWT sheegay inuu isagu si gaar ajarkiisa & abaalmarintiisa umaamuli doono.

11/03/2024

Alla kululaa maanta war ameey soom taha waxaan waxka badane😁😁.

Armeey Amartahay.

10/03/2024

Wax allaala wixii Facebook Friends ila ahaa cawa Ramadan Mubarak ☪️ ayay soo qorayaan war ma aneey igu bajinayan micnaha, walalayal waxas idinkama aqbalayee sabab ay Soom-ku tahay ii shega oo cadaynta raciya yanan cidlo kukala dhimane😁😁.

Armeey Amartahay.

10/03/2024

Haye ree balanbaloow bishii ma haysaan mise hawsha gudi ayaan usaarnaa Sucuudi wax ladhaho anigu ma aqaane dhaqsada soo jawaaba.

Armeey Amartahay.

Address

Makka Almukarama
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maanta Iyo Berri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category