Mire Real Estate

Mire Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mire Real Estate, Real Estate, Maka Al-Mukarama, Mogadishu.

04/12/2023

Xikmad La Noolow🥰🥰

Xikmada ugu weyn ee Alle SWT inoo keenay ifka waa isaga garashadiisa iyo caabuditaankiisa, ku dhaqanka shareecada Islaamka iyo raacida sunnaha Nabiga

1: “Saaxiibtinimada ugu dhibka badani, waa ta uu ruuxu la saaxiibo naftiisa.”

2: "Marka aad aragto qof kaaga sheekeynaya xumaanta ay dadku ku sameeyeen, waxa uu kuu dirayaa farriin ah 'haka mid noqon dadkaas'."

3: "Ha isku dayin in aad ku guulaysato dood kastaba, mararka qaar in aad qalbiyada hanato ayaa ka mudan in aad dooddaha hanato."

4: "Haddii aad dadka dhinaca xun ka eegto oo aad u raadiso, waa hubaal in aad u helayso."

5: "Ha kala hadlin dadka dareenkaaga; Waayo, dadka qaar ma fahmayaan luuqadaas. Kula hadal caqliga iyo qalbiga; sababta oo ah, qof waliba ma laha qalbi kaaga oo kale ah, dadka oo idilna ma laha caqli kaaga oo kale ah."

6: "Noloshu duruus bilaash ah cidna ma barto, marka aan ku leeyahay 'waayaha ayaa wax i baray', ogow in qiimaheeda aan bixiyey."

7: "Haddii biyuhu hadlayaan waxa ay ku odhan lahaayeen dad badan, qalbiga maydha ka hor inta aydinaan jidhka maydhin."

8: "Haddii wax kasta oo aad akhrido rumaysanayso, waxba ha akhriyin."

9: "La wadaag dadka aqoontaada; waa habka lagu gaadho nolol weligeed ah."

10: "Noloshu horumar la'aan waa niyad jab; shaqo la'aanna waa caajis iyo caloolyoow; go'aan la'aanna waa doqoniimo; dedaal la'aanna waa hoosayn iyo liidasho."

Aqriste Xikmadee ka heshay tobankan xikmadood.nalawadaag mahadsanid ?

26/10/2022

Welcom to mire Real Estate

Address

Maka Al-Mukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mire Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category