10/07/2021
Guri kiro ah .
Macmiil waxaan kuu heynaa Guri kiro ah hal qeyb ah.
3 qol, 1 suuli iyo jiko
Qiimaha= 270$
Degmada Shibis, Xaafad bilaajo carab, Area masjidka Alnuur
***Listing numb= K0001***
Wixii kale oo faahfahin ah nagala soo xiriir
☎️+252 61 1 6 03229
⭐WhatsApp iyo Call labada waa naga heli kartaa, ama messengerka fariin noogu reeb.
Daldhis Realestate waxa ay diyaar u tahy inay ku adeegto.