Kiro Koob property and real state

Call Directions Contact the business

Kiro Koob property and real state Kusoo Dhowoow Shirkada Kiro-Koob Real Estate Shirkada Kiro Koob Waxaay Diyaar Utahay In Ay Guri Qurux Badan Kaa kireeso

20/10/2026

🏑✨ APARTMENT GOGLAN OO DIYAAR U AH INAAD DEGTO!

Ma raadinaysaa guri qurux badan, raaxo leh, oo wax walba kuu diyaarsan yihiin? πŸ˜πŸ”‘

πŸ›οΈ 2 qol jiif
🚿 2 musqulood
🍽️ Jiko dhammaystiran
πŸ›‹οΈ Fadhi iyo miiska cuntada
πŸŒ‡ Balakoon leh muuqaal qurux badan

πŸ“ Goobta: Tareebiyaano, kasoo horjeedka Hormuud, dhabarka IBS Bank.

🧳 Kaliya la imow boorsadaada β€” inta kale waa diyaar!

πŸ“ž Nagala soo xiriir:
+252 615217354

πŸ’™ KIRO KOOB β€” Guri Waa Mustaqbal!

🏒 FURSAD GOOB XAFIIS AH β€” KIRO KOOB! πŸ”‘Macaamiil, waxaan idiin haynaa qol xafiis oo aad u weyn, kuna yaalla Number 4, dab...
17/10/2026

🏒 FURSAD GOOB XAFIIS AH β€” KIRO KOOB! πŸ”‘

Macaamiil, waxaan idiin haynaa qol xafiis oo aad u weyn, kuna yaalla Number 4, dabaqa Faarax Ugaas.

βœ… Qol aad u weyn
❄️ AC leh
πŸͺŸ Laba daaqadood
πŸŒ‡ Balakoon leh
🍽️ Jik waa share
🚻 Musqul waa share

πŸ’° Kirada: $250

πŸ“’ Macaamiil, fursaddan ha iska dayicin!

πŸ“ž Nala soo xiriir 615217354.

KIRO KOOB β€” Fursaddaada xafiis waa halkan!

πŸ‘πŸ’™ Apartment Goglan oo Qalab Dhammeystiran Ku hel qiimo macquul ah iyo soo dhaweyn diiran! ✨🧳 Kaliya la imow boorsadaada...
12/10/2026

πŸ‘πŸ’™ Apartment Goglan oo Qalab Dhammeystiran Ku hel qiimo macquul ah iyo soo dhaweyn diiran! ✨

🧳 Kaliya la imow boorsadaada, guriga intiisa kale waa kuu diyaar! πŸ˜πŸ”‘.

πŸ“ Trebiano, dhabarka dambe ee IBS Bank
πŸ“ž +252 615217354

πŸ’™ KIRO KOOB β€” Gurigaaga, Raaxadaada!

🏑✨ APARTMENT GOGOLAN! ✨🏑Ma raadineysaa guri qurux badan, raaxo leh, oo alaabtiisu dhammeystiran tahay? 😍KIRO KOOB waxay ...
10/10/2026

🏑✨ APARTMENT GOGOLAN! ✨🏑

Ma raadineysaa guri qurux badan, raaxo leh, oo alaabtiisu dhammeystiran tahay? 😍

KIRO KOOB waxay kuu haysaa Apartment goglan oo diyaar kuu ah! πŸ πŸ’™

βœ… πŸ›οΈ 2 Qol oo jiif ah
βœ… 🚿 2 Musqulood
βœ… 🍳 Jiko qalabeysan
βœ… πŸ›‹οΈ Fadhi qurux badan
βœ… πŸŒ‡ Balakoon view fiican leh
βœ… ✨ Guri diyaarsan oo raaxo leh

πŸ“ Location: Trebiano, dhabarka danbo ee IBS Bank

πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 615217354

Ha sugin inta lagaa hormarayo! Haddii aad rabto guri qurux badan oo aad si raaxo leh ugu noolaato, nala soo xiriir maanta. πŸ”‘πŸ‘

πŸ’™ KIRO KOOB β€” Gurigaaga, Raaxadaada!

Hada nala soo xiriir.

🏑 KIRO KOOB REAL ESTATE β€” Hoyga Aad Raadinayso, Annaga Nala Hel!Ma raadinaysaa villa, apartment ama guri goglan? Kiro Ko...
09/10/2026

🏑 KIRO KOOB REAL ESTATE β€” Hoyga Aad Raadinayso, Annaga Nala Hel!

Ma raadinaysaa villa, apartment ama guri goglan? Kiro Koob waa meesha aad ka heli karto adeegyo guryo oo kuu fududeynaya raadintaada. πŸ’™

πŸ“ Trebiano, IBS Bank
πŸ“ž +252 615217354

08/10/2026

🏑πŸ”₯ APARTMENT QURUX BADAN OO LA KIRO!

✨ 2 Qol Jiif β€’ 2 Musqulood β€’ Jiko β€’ Fadhi β€’ Balakoon Qurux Badan
πŸ“ Treebiano, IBS Bank
πŸ’° Qiimo macquul ah

πŸ“ž Nala soo xiriir: 615554504 / 615217354

Ha seegin fursaddan β€” maanta nala soo xiriir oo hel apartment-ka kugu habboon! πŸ πŸ’™

Address

Maka Almukarama
Mogadishu
1234

Telephone

+252615554504

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kiro Koob property and real state posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kiro Koob property and real state:

Shortcuts

Share

Category