Kiro Service

Kiro Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kiro Service, Real Estate, Maka Al-Mukaramam, kasoo horjeedka Hotel Dayax, Mogadishu.

Kiro Service waxay ka shaqaysaa Kireynta iyo iibinta Guryaha/Dhulka, waxaan ka hawl galnaa Muqdisho.Adeegga Kiro Service uga fa'idayso dhamaan baahiyahaaga la xiriira kireynta iyo iibinta Guryaha/Dhulka.

05/11/2022
05/11/2022
Laba qol oo kiro ah:Location: Dhanka qorax kasoo bax ee Suuqa jaayga, wadada daarusalaam.Wixii faahfaahin ah la xiriir: ...
29/10/2022

Laba qol oo kiro ah:
Location: Dhanka qorax kasoo bax ee Suuqa jaayga, wadada daarusalaam.
Wixii faahfaahin ah la xiriir: 614777503

    ah  -    Dabka.  kala xariir:  #618665536
18/06/2022

ah
- Dabka.

kala xariir: #618665536

        ah,     🏠              Kala xiriir: 063 3858324
08/06/2022

ah,
🏠





Kala xiriir: 063 3858324

📌  KIRO AH         👉1 AAD 3 qol 2  musqul iyo jiko          👉2 AAD3 qol 2  musqul iyo jiko   👉3AAD3 qol 2  musqul iyo ji...
23/05/2022

📌 KIRO AH

👉1 AAD
3 qol
2 musqul iyo jiko

👉2 AAD
3 qol
2 musqul iyo jiko

👉3AAD

3 qol
2 musqul iyo jiko

$400 dhamaantood

☎️ 0615857594

13/05/2022
13/05/2022

Guri kiro ah, Xalwo Boqolsoon Siigale agtiisa.
Gurigan waa 5 qol, waxaaa ka banaan 4 Qol,1 Musqul iyo jiko weyn, 1 qol waxaa degan qofka ka masuulka ah guriga.

Lacagtu waa $350.

Kala xariir: 0615872271/0618900090.

Guri Kiro ah, ku yaal Siigaale Xalwo Boqolsoon. Gurigu wuxuu ka kooban yahay :3 qol, 2 Musqul iyo Jiko.Lacagtu waa $350w...
11/05/2022

Guri Kiro ah, ku yaal Siigaale Xalwo Boqolsoon.
Gurigu wuxuu ka kooban yahay :
3 qol, 2 Musqul iyo Jiko.
Lacagtu waa $350
wixii Faahfaahin ah kala xariir:

0615872271/0619999476

Address

Maka Al-Mukaramam, Kasoo Horjeedka Hotel Dayax
Mogadishu

Telephone

+252618900090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kiro Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category