Mogadishu Real Estate Company

Mogadishu Real Estate Company Waxaan idiin haynaa Beecinta dhulalka, guryaha, beeraha, kireenta guryaha, dhisida, iyo nashqadeenta

20/12/2023

Dhulka wuxuu ku yaallaa Inta u dhaxayso laamiga dayniile iyo Laamiga war-laliska xaafada Biriq

Cabirka dhulka waa 20x15-Miri

Lacagta lagu rabo waa $21,000 USD

Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir

616501418 / 613345636 / 612000132

Fallow dheh page-ka si aad fursado nuucaan ah u heshid

Guri Beec ahObasiibo ah waxaa lagu nacfinaayay mudo 10 sano ahDegmada Wadajir, Bulxubeey Wadada cadayga wuxuu ka yahay b...
13/12/2023

Guri Beec ah

Obasiibo ah waxaa lagu nacfinaayay mudo 10 sano ah

Degmada Wadajir, Bulxubeey
Wadada cadayga wuxuu ka yahay booska 3-aad
Waxaa ka dhisan 3- qol musqul jiko Cabir 15x7.5 miti

Qiimo $15,000 USD

Guri Beec ahObasiibo ah waxaa lagu nacfinaayay mudo 15 sano ahDegmada Wadajir, Bulxubeey Laamiga wuxuu ka yahay booska 5...
13/12/2023

Guri Beec ah

Obasiibo ah waxaa lagu nacfinaayay mudo 15 sano ah

Degmada Wadajir, Bulxubeey
Laamiga wuxuu ka yahay booska 5-aad
Waxaa ka dhisan 3- qol musqul jiko Cabir 20x10

Qiimo $20,000 USD

01/10/2023

Umadda Somaaliyeed ee ku nool gobolka banaadir waxaan ugu bishaaraynayaa in adeeg busho ay idiin keentay shirkada Mogadishu Real Estate Company,

Shirkada Mogadishu real estate Company, waxay idiin haysaa Injineero ku taqasusay dhismooyinka qaabab kooda kala duwan sida

Sidoo kale Shirkada Mogadishu real estate company waxay idiin haysaa dhismo aan wali laga hirgalin gobolka banaadir dhismooyinka guryaha kunteenarada ah (Home container)

Sido kale shirkadu waxay idiin haysaa iibinta dhul beereedka iyo kireenta dhul beereedka iyo kireenta guryaha, xafiisyada, Goobaha Ganacsi?

Address

Km4
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Real Estate Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category