Hibo Real Estate

Hibo Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hibo Real Estate, Real Estate Company, km4, hanano, Hodan, mogadishu-somalia, Mogadishu.

16/10/2020
08/03/2020

Waa guri kiro ah
Kanakooban shanqol
Laba suuli & kushiin
Qiimaha waa
300 $ iyo hishiis
Welcome to dharkeynley
Tel: 0618412023/612049048/615937897

Hibo real estate waxay idiin heysaa dhul Iib ah kunayaala Kuna yaala caasimada muqdisho gaar ahaan dagmada kaxda wax uu ...
04/03/2020

Hibo real estate waxay idiin heysaa dhul
Iib ah kunayaala Kuna yaala caasimada muqdisho gaar ahaan dagmada kaxda wax uu udhaw yahay shirkadda all alburuuj waxa uu saranyahay wadada dheeer ey jaayga
Cabirka dhulka waa 20x15
Qiimaha dhulka lagurabo
Waa 15 kun oo dolar ah
Waxa uu leeyahay dukumiinti sax ah
Welcome to hibo real estate
Kalasooxiriir
Tell:0615937897/0618412023/0612049048

Shirkadda hibo real estate waxa ey idiinhaysaa guri iib ah kuna yaala dagmada kaxda waxaada gaar ahaan waaxda gerenal li...
04/03/2020

Shirkadda hibo real estate waxa ey idiinhaysaa guri iib ah kuna yaala dagmada kaxda waxaada gaar ahaan waaxda gerenal liikh liikhato
Guriga waxa uuuka koobanyahay 6 qol sadax musqul kushiin barando
Cabirka dhulka waa nusboos
Qiimaha guriga
Waa 32 kun oo dolar ah

Aberment kiro ku yaala xafada macmacaanka  degmada dharkenlay  waa dabaq kowaad waxa uu ka kooban yahay 3 qol 2 musqul j...
20/02/2020

Aberment kiro ku yaala xafada macmacaanka degmada dharkenlay waa dabaq kowaad waxa uu ka kooban yahay 3 qol 2 musqul jiko laamiga waxuu jiraa hal jid kirada bishii waa 230 $ wixii faahfaahin wac xafiiska shirkada hibo real estate tel" 0618412023 ama wataspp 252612049048

Adeeg yada ay qabato shirkada hibo real estate waxa ka mid ah                                                  1 - iibin...
20/02/2020

Adeeg yada ay qabato shirkada hibo real estate waxa ka mid ah 1 - iibinta guryaha 2 ; dhismaha guryaha 3 : kiraynta guryaha 4; iibinta gadiidka 5 ; maalgashiga hantida ma guuranka ah wixii faah faahin wac xafiiska shirkada hibo real estate combany ee muqdisho tel; 0618412023 ama wataspp # 252612049048

Waa  guri kiro oo cusub ku yaala xafada foorilaw ee degmada dharkenlay  waxa uu ka kooban yahay 5 qol 2 musqul jiko faaf...
18/02/2020

Waa guri kiro oo cusub ku yaala xafada foorilaw ee degmada dharkenlay waxa uu ka kooban yahay 5 qol 2 musqul jiko faafahin wac 0618412023/612049048

16/02/2020

Asc dhamaan macaamisha sharafta leh kusoo dhawawaada shirkada hibo real state

welcome to hibo real estate
04/02/2020

welcome to hibo real estate

Address

Km4, Hanano, Hodan, Mogadishu-somalia
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hibo Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share