Somali Deals

Somali Deals Somalideals wa ganacsi Online o ku taqasusay kirenta guryaha iyo beeca dhulka.

Apartment kiro ahWuxu ku yala Degmada hawlwadag gaar ahan SayidkaWaxe ka kobanyahy 6 qol, 3 musqul, jiko barandho weyn i...
04/05/2022

Apartment kiro ah
Wuxu ku yala Degmada hawlwadag gaar ahan Sayidka

Waxe ka kobanyahy
6 qol, 3 musqul, jiko barandho weyn iyo parking gaari
Qiimaha kirada wa 💸$1000
Wixi fahfahin ah nagala so xarir:
📲☎️0618665536

Somali deals waxe u hambalyensa dhaman musliminta. Ciid wanagsan
10/08/2019

Somali deals waxe u hambalyensa dhaman musliminta. Ciid wanagsan

Guri beec ahWuxu ku yaala Degmada wardhigley, xafada Calakamin agagarka masajid sheikh CabdiWa birimo Bos cabirkisa yaha...
04/08/2019

Guri beec ah
Wuxu ku yaala Degmada wardhigley, xafada Calakamin agagarka masajid sheikh Cabdi

Wa birimo Bos cabirkisa yahay 13MX13M

Waxa ka dhisan 3 qol o dukamo ah o lamiga saran iyo sadax jiifo ah

Documentigisa wa siyad barre sax ah

Qiimaha wa $270,000 israac

Fadlan nagala so xarir

0617480780

Guri beec ah wuxu kuyalaa degmada hodan isgoyska albarako guriga labaad Waxa ka dhisan sadax qol o gudaha ah iyo 3 dukam...
31/07/2019

Guri beec ah
wuxu kuyalaa degmada hodan isgoyska albarako guriga labaad
Waxa ka dhisan sadax qol o gudaha ah iyo 3 dukamo ah
Cabirka wa 13MX13M
Qiimaha wa $250,000
Fadlan nagala so xarir
0617470780

Guri beec ah wuxu kuyalaa degmada hodan isgoyska albarako guriga labaad Waxa ka dhisan sadax qol o gudaha ah iyo 3 dukam...
25/07/2019

Guri beec ah
wuxu kuyalaa degmada hodan isgoyska albarako guriga labaad
Waxa ka dhisan sadax qol o gudaha ah iyo 3 dukamo ah
Cabirka wa 13MX13M
Qiimaha wa $250,000

Apartment kiro ahWuxu ku yala Degmada hawlwadag agagarka jamacda SomaliaWaxan ni hena apartment ka koban 5 qol, 2 musqul...
09/07/2019

Apartment kiro ah
Wuxu ku yala Degmada hawlwadag agagarka jamacda Somalia
Waxan ni hena apartment ka koban
5 qol, 2 musqul, jiko iyo barandho weyn
Qiimaha kirada wa 💸$400
Wixi fahfahin ah nagala so xarir:
📲☎️0617480780

Apartment kiro ahWuxu ku yala Degmada hawlwadag agagarka jmcda SomaliaWaxan ni hena apartment ka koban 5 qol, 2 musqul, ...
29/06/2019

Apartment kiro ah
Wuxu ku yala Degmada hawlwadag agagarka jmcda Somalia
Waxan ni hena apartment ka koban
5 qol, 2 musqul, jiko iyo barandho weyn
Qiimaha kirada wa 💸$400
Wixi fahfahin ah nagala so xarir:
📲☎️0617480780

Dhul beec ahAlbaraka Degmada Hodan30x30 dhul banan document siyaad bare ah qaymaha waa 200 oo kun dolarAlbarako degmada ...
24/06/2019

Dhul beec ah
Albaraka Degmada Hodan
30x30 dhul banan document siyaad bare ah qaymaha waa 200 oo kun dolar
Albarako degmada wadada lix iyo labaatanka jun agagarka guryaha saraakisha
Waa dhul banaan
Wixi fahfahin ah kala so xarir
0617480780

Gurigan wuxuu ku yaalaa al barako masjidka al hilaal jid cadaha kobaad dhanka waqoyi qaymaha waa $400,000 (afar boqol o ...
12/06/2019

Gurigan wuxuu ku yaalaa al barako masjidka al hilaal jid cadaha kobaad dhanka waqoyi qaymaha waa $400,000 (afar boqol o kun) oo dolar iyo heshiis
Wuxu ka koban yahy 3 qol, hall weyn iyo 2 musqul.
Wixi fahfahin ah nagala so xarir
☎️0617480780
Whatsapp number ka
📲0617480780 / 0616888110

Dhul beec ahSadax boos o ku taalo Xafada Galmudug, dhinaca Hodan, o lamiga weyn ee Afgoye aado ka kala ah boska sadaxad,...
09/06/2019

Dhul beec ah
Sadax boos o ku taalo Xafada Galmudug, dhinaca Hodan, o lamiga weyn ee Afgoye aado ka kala ah boska sadaxad, afarad iyo shanad.
qiimahisa wa $55,000.💸
Wa lakala Gadaya.
Sharciga wa Siyaad Barre.
Fadlana nagala so xarir whatsapp ka
📲📞0617480780

Ciid Mubaarak dhamaan Muslimiinta meel walbo dunida ka jogtaan gaar ahaan Umadda somaliyeedAlle waxaan ka baryeynaa in u...
03/06/2019

Ciid Mubaarak dhamaan Muslimiinta meel walbo dunida ka jogtaan gaar ahaan Umadda somaliyeed

Alle waxaan ka baryeynaa in uu naga aqbalo Soonkii, Salaadii iyo Acmaashii wanaagsaneed. Aamiin.

Ciid Wanaagsan.

Dhul beec ahSuuqa Xoolaha xafada Geeliyale.Cabirka dhulka wa 15X20m📜Sharciga wa Siyad Barre ✔💸Qiimaha wa $8,000 iyo hesh...
08/05/2019

Dhul beec ah
Suuqa Xoolaha xafada Geeliyale.
Cabirka dhulka wa 15X20m
📜Sharciga wa Siyad Barre ✔
💸Qiimaha wa $8,000 iyo heshis
Waxa nagala so xariri karta whatsapp ka
📲0617480780

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Deals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Deals:

Share