Wakiil Management

Wakiil Management Property Management | Facility Management | Project Management. Maamulka Guryaha | Dayactirka joogtada ah | Maareynta Mashaariicda Dhismaha.

We aim to save your time, income and property.

26/08/2026

Waxaan Wakiil kaaga nahay Mashaariicda Dhismaha, dayactirka ilaa Maamulka dhismahaaga.

Nagala soo xariir::
☎️882013
61 1117131
📞617313040

Noloshiisa maalinlaha ah waxay ahayd cashar nool oo ina baraya qiimaha runta ah ee aadamnimada:- Daacadnimo: Runtii iyo ...
26/08/2026

Noloshiisa maalinlaha ah waxay ahayd cashar nool oo ina baraya qiimaha runta ah ee aadamnimada:

- Daacadnimo: Runtii iyo kalsoonidii lagu yaqaanay xitaa ka qeyb ka hor nabi-nimada.
- Dulqaad: Sida uu ugu samri jiray dhibka oo uu markasta khayrka ugu beddeli jiray.
- Is-hoosaysiin: Isagoo ahaa hogaamiyihii ugu weynaa, haddana wuxuu la fadhiisan jiray miskiinta iyo agoonka.
- Cafis: Cafiskii taariikhda galay ee uu u fududeeyay kuwii dhibay marka uu guuleystay.

Maanta oo kale, aan dib u xusuusano sifaadkiisa wanaagsan, aan badino saliga Nabi-ga (NNKH), oo aan isku dayno inaan nolosheena ku dhabayno casharradaas qaaliga ah.


-----------------------------------
Nagala soo xariir:
61 1117131
617313040

Hambalyo Ardeyda Soomaaliyeed.Nagala soo xariir: 61 1117131  617313040
16/08/2026

Hambalyo Ardeyda Soomaaliyeed.

Nagala soo xariir:
61 1117131
617313040

JIMCO WANAAGSANاللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺQoraal hoose oo dhiirrigelin ah:“Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcahan kheyrkii...
14/08/2026

JIMCO WANAAGSAN
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ
Qoraal hoose oo dhiirrigelin ah:
“Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcahan kheyrkiisa, naxariistiisa iyo barakadiisa hela.”

Fursad Tababar / Internship – Marketing (Suuq-geeye)Ma rabtaa inaad xirfadaada Suuq-geynta ku horumariso jawi shaqo oo d...
12/08/2026

Fursad Tababar / Internship – Marketing (Suuq-geeye)

Ma rabtaa inaad xirfadaada Suuq-geynta ku horumariso jawi shaqo oo dhiirigelin leh?

Waxaan raadinaynaa dhalinyaro firfircoon oo xiisaynaya Suuq-geynta (Marketing) si ay uga mid noqdaan kooxdeeda suuq geynta iyaga oo maraya barnaamijka tababarka shaqada (Internship). Waxaa bannaan 20 Boos.

Shuruudaha Laga Baahan Yahay:
- In aad haysato shahado jaamacadeed ama xirfad u dhiganta.
- In aad leedahay aqoon ku saabsan isticmaalka kombiyuutarka.
- In aad leedahay aqoon ku saabsan isticmaalka Microsoft Word & Excel.
- In aad ku fiican tahay xariirka iyo dad la dhaqanka.

📌 Dumarku waxay leeyihiin ahmiyad gaar ah!

Sida Loo Soo Codsado:
CV-gaaga usoo dir WhatsApp-keena: 61 1117131
ama scan ka saar QR code-ka ku dhex jira sawirka.

Somali Jobs Qaran Jobs

10/08/2026

Waxaan nahay Wakiilkaaga & Wehelka Hantidaada 😃

Milkiile, Wakiil Ma leedahay ?Contact:☎️882013📞61 1117131📧info@wakiilprop.so
05/08/2026

Milkiile, Wakiil Ma leedahay ?

Contact:
☎️882013
📞61 1117131
📧[email protected]

📍Waxaan nahay Wakiil!🤔 Maxaad naga fileysaa ?
30/07/2026

📍Waxaan nahay Wakiil!

🤔 Maxaad naga fileysaa ?

Address

Km5, Isgoyska Zoobe
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wakiil Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share