Soorar

Soorar Soorar Waxay kuu rareeysa
Gurigaaga, Xafiiskaaga Iyo Goobtada Ganacsi

Soo Dhawoow Macmiil

SOORAR wuxu u yimid inu xaliyo baahi ka jirta guud ahaan gayiga soomaliyeed wuxuna u tagan yahay inu si hufan ugu shaqeeyo macamiisha heerar walbo o ay kala joogaan.

15/04/2024

Our own CEO Ahmed Salad Omar Have Partcipated The 1th Annual Somali international Investment Conference that held on Mogadishu 28th - 29th Nov 2022

Our Chief Excutive Presents Our Services as Soorar Moving

30/01/2023

Ma doneysaa inad Ka Guurto Gurigaaga, Xafiiskaaga Ama Goobtaada Ganacsi ?

Haddaba Shirkadda Soorar Moving Solutions
Waxay kuu heysaa Adeegyadda Kala ah
✅ Rarista Guryaha, Xafisyada iyo Goobaha Ganacsiyadda
✅ Furfurida jiifyada iyo Armajooyinka
✅ Dib U Xirxirida Armaajoyinka iyo Jiifyadda
🚛Qaadista iyo Ka-Taxadarka alaabtaada
✅️ Adeeg Goor kasta iyo Goob walba ah 24/7

Nagala soo xariir

📞0611863698 || 0611863699
💻 Whats'up: https://wa.me/252611863698

Jimca Wanaagsan Macaamiisheena Sharafta Leh 💙🏛🏤🚚🚛
27/01/2023

Jimca Wanaagsan Macaamiisheena Sharafta Leh 💙🏛🏤🚚🚛

06/01/2023
Waxaan saaka isbuucii 63-aad ka qeybgalnay Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka oo ah Olole Samafal ah ...
06/01/2023

Waxaan saaka isbuucii 63-aad ka qeybgalnay Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka oo ah Olole Samafal ah oo jimco walba ay ka sameeyan dhalinyaro is xilqaamay xeebto liido si loo ilaaliyo nadaafada deegaanka iyo noolaha Badda ku jiro.

Shirkadda Soorar Moving Waxay Utaagantahay Ilaalinta Deeganka Waxayna si dhaw ula shaqeyneysaa Cid kasta Oo arimaha Deegaanka ka Shaqeysa

Waxaan U Mahadcelineynaa Agaasime
Eng Abdisatar Arabow Oo Ololahan Qiima leh Hormuud u ah







Waxaan kuu diyaarinay garii ku filan anuu kuu qaado alaabtada iyo shaqaale u diyaarsan ilaalinta badqabka Hantidaada.KU ...
03/01/2023

Waxaan kuu diyaarinay garii ku filan anuu kuu qaado alaabtada iyo shaqaale u diyaarsan ilaalinta badqabka Hantidaada.

KU RARO Soorar .

We have prepared enough vehicles for your goods and your staff are ready to protect the safety of your property.

move it Soorar.

02/01/2023

Soo dhawaaw macmiil waxan ku hayna adeeg guuris o dhameeystiran.

Waxaan qabanaa.

RARISTA GURYAHA
RARISTA XAFIISYADA
URURADA BULSHADA
HAY'ADAHA AN DOWLIGA AHEEYN
HAY'ADAHA DOWLIGA AH
HOTELDADA'MAQYAADAHA
GANACSIYADA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR

Waxa kalood naga heleysa shaqale u tababaran adeega ay kuu qabanayo farsamiiqano kuu furfura alabtaada,kuna xirxirayo.

Soorar waa wehelkaga iyo cawiyaha guuridada.

Badbaadada Alaabtada iyo xoojinta qanacsanaantadu waa ASTAANTA halku dhigeena iyo hadafka dhalinyarada hormuudKa u ah So...
02/01/2023

Badbaadada Alaabtada iyo xoojinta qanacsanaantadu waa ASTAANTA halku dhigeena iyo hadafka dhalinyarada hormuudKa u ah Soorar.

"Property safety and enhancing your satisfaction is the hallmark and mission of the youth leaders of soorar".

Waxaa naga go'an inaan bixinoadeegyada ugu wanaagsan ee lagu badbaadin karo hantidaada.""We are committed to provide the...
27/12/2022

Waxaa naga go'an inaan bixino
adeegyada ugu wanaagsan ee lagu badbaadin karo hantidaada."

"We are committed to provide
the best services to save you property."

Maamulaha Guud Ee Shirkadda Soorar  Mudane Axmed Salaad Omar iyo Howladeeno Ka Tirsan Waaxda Operation-ka Ayaa Kulan Boo...
11/12/2022

Maamulaha Guud Ee Shirkadda Soorar Mudane Axmed Salaad Omar iyo Howladeeno Ka Tirsan Waaxda Operation-ka Ayaa Kulan Booqasho iyo Shaqo ku tegay Deegaanka Lafoole inta ay ku guda jireen Howlahoda Shaqo Waxay Booqdeen Xaruntii Kulliyadda Beeraha Ee Jaamacadda Lafoole

Maamulka Sare Iyo qaar kamid ah Howlwadeenada Shirkadda Ayaa intii ay ku Guda jireen Booqashadoda Tegay Goobo iyo Xarumo Taariikhi ah Oo Dalka Macno weyn uleh

Maamulka ayaa sheegay in ay Joogteyn Doonaan Booqashada noocaan ah ee Xarumaha Muhiimka ah

Macmiil Kuso dhawaada shirkada SoorarMa doneysaa inad Guurto? WAxaan ku heyna adeegyada Kala ah :✅ Rarista Guryaha & xaf...
03/12/2022

Macmiil Kuso dhawaada shirkada Soorar
Ma doneysaa inad Guurto? WAxaan ku heyna adeegyada Kala ah :
✅ Rarista Guryaha & xafisyada
✅ Furfurida jiifyada iyo Armajooyinka
✅ Dib U Xirxirida Guryaha iyo Xafiisyadda
🚛Qaadista iyo taxadar ka alaabaha
✅️ Adeeg Goor kasta iyo Goob walba ah 24/7

Nagala soo xariir

📞0616043382
💻 Whats'up: https://wa.me/252616043382

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252611863698

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soorar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Soorar:

Share

Category