Lool Tower

Lool Tower Lool tower is the perfect place to call your new home �

25/08/2026

CASRI AH

Fursad gaar ah oo loogu talagalay qof kasta oo raadinaya guri casri ah, waasac ah, kuna yaalla goob istaraatiiji ah.

Waxaa degmada Xamar Jajab, kasoo horjeedka Dekedda Muqdisho, laga hirgelinayaa dhisme ka kooban 60 Apartment, oo loogu talagalay deggenaansho raaxo leh.

*Apartment kasta wuxuu ka kooban yahay:

# 3 Qol
# Fadhi waasac ah
# 4 Musqulood
# Balakoon u jeeda dhinaca badda
# Baaxad dhan 190 m²

📍Goobta: Xamar Jajab – Kasoo horjeedka Dekedda Muqdisho

Wixii faahfaahin dheeraad ah ee ku saabsan qiimaha iyo habka lacag-bixinta, fadlan nagala soo xiriir:

📞 252 0614092254

Address

Dekeda Road
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lool Tower posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share